Saturday, February 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaali banaan bax ka sameeysay Sweden “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Soomaali banaan bax ka sameeysay Sweden “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Banaan bax ballaaran oo looga soo horjeeday xildhibaanad ka tirsan Baarlamaanka Sweden  oo gef iyo meel ka dhac u geysatay ummadda Soomaaliyeed  ayaa ka dhacay magaalada Orebero ee dalka Sweden.
Banaanbaxan ayaa ka dhacay banaanka hore ee aqalka uu ka socday shirweynaha xisgiba bidixda (V) oo ay haweyneydan ka tirsan tahay,

Waxaana banaanbaxayaasha ay wateen boorar ay ku qornaayeen erayo ay ku muujinayeen sida ay uga xun yiin dadka Soomaaliyeed falkii naceybka ahaa oo  ay ku kacday Xildhibaanadan, iyadoo xisbigeeda loogu baaqay in gabi ahaanba laga eryo, lagana saaro liiska xildhibaanada Sweden maaddaama fal  naceyb iyo cunsuriyad  ah ay qowmniyad dhan kula kacday.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

February 14, 2026
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shir-weynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shir-weynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka

February 14, 2026

Xildhibanadan oo lagu magacaabo Amineh Kakabaveh ayaa baraha bulshada ku faafisisay Video Been abuur ah oo qolo cunsuriyiin ah ay ka sameeyeen muuqaal hore oo tarjumad qaldan lagu sameeyey kaas oo lagu sheegay hadalo meel ka dhac ah,

Waxaana si weyn arinkan uga gilgishay guud ahaan Soomaalida ku nool Sweden taas oo markii dambe keentay in  xisbiga bidixda oo ay xildhibaanadan ka tirsan tahay ay  ku sameeyaan shaqo joojin muddo hal bil ah hase yeeshee go’aankaasi dadka Soomaaliyeed kuma qanacsana.

banaanbax-or banaanbax-orebro1 banaanbax-orebro-11-1

Previous Post

Wariye u dhashay dalka Pakistan oo la dilay

Next Post

Guddi hoosaad soo diyaarinaya sharci lagu ansixiniyo doorashada dadban sanadka 2016 oo kulmay

Next Post
Guddoomiye Jawaari Oo Xiray Kalfadhiga 7aad Ee Baarlamaanka Islamarkaana Guddoomay Billad Sharaf “SAWIRRO”

Guddi hoosaad soo diyaarinaya sharci lagu ansixiniyo doorashada dadban sanadka 2016 oo kulmay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

February 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu ka jeediyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika waxa uu kaga...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shir-weynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shir-weynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka

February 14, 2026
0

Shirweynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka ah (DPI) ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, waxaana si wadajir ah u...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda WFP ee Soomaaliya

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda WFP ee Soomaaliya

February 14, 2026
0

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Jaamacadda Carabta

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Jaamacadda Carabta

February 14, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Jaamacadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In