Monday, July 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare ku xigeenka dalka oo booqanaya Baydhabo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
R/wasaare ku xigeenka dalka oo booqanaya Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul wasaare ku_xigeenka Xukuumadda soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa maanta gaaray magaaladda Baydhabo ee xarunta kmg ,dowladd gobaleedka Koonfur galbeed . iydoo wafdiga uu hogaaminayo Ra”iisul wasaare ku_xigeenka waxaa ka mid ah masuulayiin ka socda labada gole dowladda ,saraakiil ka tirsan Ciidanka qalabka sida, iyo masuulayiin kale.

Marka ay gaareen wafdiga garoonka diyaaradda ee magaalada baydhabo waxaa ku soo dhaweyay. Masuulayiin ka tirsan maamulka Koonfur galbeed somaaliya uu ka mid ah yahay madaxweynaha maamulka koofur galbeed somalaiya mudane shariif xasan sheikh aadan.

Related posts

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026

Madaxweynaha Dowladd gobaleedka koonfur galbeed,Mudnae Shariif Xasan Shiekh Aadan,oo la hadlay warbaahinta , ayaa sheegay in ay sugiyeen wafdigan mduooyinkii dabe ayna ku faraxsan yahiin in maanta ay soo gaaran .magaaladda baydhabo,ee gobalka baay.

Ra”iisul wasaare Ku_xigeenka Xukuumadda Somaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib, oo la ahdlay warbaahinta ayaa waxuu sheegay in ujeeda ay u soo gaareen magaaladda baydhabo,ay tahay in kulamo ay la qaataan masuulayiinta maamulka.ayna ka wada hadlayaan, xoojinta amniga , iyo iskaashi dhinacayada hormarka .

UJeedada socdaalka wafdiga ayaa ah sidii dowladd gobaleedyada dalka loola yeelan lahaa wada tashi ku aadan siyaasadda amniga Qaranka.

Xigasho SONNA

Previous Post

Tababar ku saabsan dib u eegista Dastuurka oo Muqdisgho ka furmay “SAWIRO”

Next Post

Maxkamadda ciidamada oo u yeertay Hakan Aydin oo ah madaxa Amniga ee Shirkadda Favori

Next Post
Maxkamadda ciidamada oo u yeertay Hakan Aydin oo ah madaxa Amniga ee Shirkadda Favori

Maxkamadda ciidamada oo u yeertay Hakan Aydin oo ah madaxa Amniga ee Shirkadda Favori

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026
0

Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...

Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026
0

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In