Monday, July 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka oo kormeeray goobaha ay ka socoto imtixaanka shahaadiga “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka oo kormeeray goobaha ay ka socoto imtixaanka shahaadiga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

vlcsnap-2016-05-28-14h41m21s142Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte iyo mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada waxa ay kormeereen Jaamacadda Ummadda oo ka mid ah goobaha lagu qaadayo imtixaanka shahaadiga ah ee sanad dugsiyeedka 2015-2016.

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya ayaa markii uu gaaray xarunta Jaamacadda Ummadda, waxa ay mid mid u galay fasalada ay ardayda ku jiraan ee Imtixaanka lagu qaadayo, waxaana uu ardayda u qeybiyay imtixaanka Shahaadiga, kuwaasi oo uu u rajeeyay inay guuleystaan, kuna dadaalaan waxbarashada.

Related posts

Guddiga Doorashooyinka oo tababar u furay wakiillada ururrada siyaasadeed ee Galmudug

Guddiga Doorashooyinka oo tababar u furay wakiillada ururrada siyaasadeed ee Galmudug

July 27, 2026
Urur Siyaasadda Karaama oo agab waxbarasho ku wareejiyay Sheekh Ibraahim ee Mesegawaa

Urur Siyaasadda Karaama oo agab waxbarasho ku wareejiyay Sheekh Ibraahim ee Mesegawaa

July 27, 2026

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda waxbarashada ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Bile Nuur oo ugu horeyn goobta ka hadlay ayaa sheegay in Wasaaraddu sanadkii labaad ay qaadayso imtixaanka shahaadiga ah, waxaana uu intaa ku daray in ay ka bilaabatay guud ahaan koonfurta iyo bartamaha.

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in aytahay wax lagu farxo in ardayda dugsiyada sare ay iminka u fadhiistaan imtixaanka shahaadiga ah, waxaana uu ardayda kula dar daarmay inay ku dadaalaan waxbarashada oo ay ka gaaraan heer sare, maadaama ay yihiin mustaqbalka beri.

“Waxaan hambalyo gaar ah u dirayaa waalidka oo runti ku dhiiraday kuna booriyay carruurtoda iney timaado kana qeyb qaadato marka iyagana waxaan lee yahay ilaahey haka dhigo carruurto kuwii dadkooda diintoda iyo dalkooda anfaca oo Run ahaanti noqdo Mustaqbalka aynu dooneyno”ayuu hadalkiisa ku daray Ra’iisul wasaare ku-xigeenka.

19,112 arday (Sagaal iyo toban kun, boqol iyo toban iyo labo arday) ayaa maanta u fadhiisatay guud ahaan imtixaanka shahaadiga ah.

vlcsnap-2016-05-28-14h34m23s51 vlcsnap-2016-05-28-14h36m00s235 vlcsnap-2016-05-28-14h37m56s110 vlcsnap-2016-05-28-14h38m10s13 vlcsnap-2016-05-28-14h38m38s52 vlcsnap-2016-05-28-14h38m50s165 vlcsnap-2016-05-28-14h41m10s35 vlcsnap-2016-05-28-14h41m21s142 vlcsnap-2016-05-28-14h41m34s15 vlcsnap-2016-05-28-14h42m04s52 vlcsnap-2016-05-28-14h42m19s210

Previous Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRO”

Next Post

Taliska ciidanka Asluubta oo dhaqan celin u sameeyay caruur derbi jiif ahaa “Sawirro”

Next Post
Taliska ciidanka Asluubta oo dhaqan celin u sameeyay caruur derbi jiif ahaa “Sawirro”

Taliska ciidanka Asluubta oo dhaqan celin u sameeyay caruur derbi jiif ahaa "Sawirro"

Guddiga Doorashooyinka oo tababar u furay wakiillada ururrada siyaasadeed ee Galmudug

Guddiga Doorashooyinka oo tababar u furay wakiillada ururrada siyaasadeed ee Galmudug

July 27, 2026
0

Dhuusamareeb — Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay tababar loo qabtay wakiillada ururrada siyaasadeed ee ka...

Urur Siyaasadda Karaama oo agab waxbarasho ku wareejiyay Sheekh Ibraahim ee Mesegawaa

Urur Siyaasadda Karaama oo agab waxbarasho ku wareejiyay Sheekh Ibraahim ee Mesegawaa

July 27, 2026
0

Ururka Siyaasadda Karaama ayaa agab waxbarasho ku wareejiyay ardayda Dugsiga Sheekh Ibraahim Yare ee deegaanka Mesegawaa, si loo taageero waxbarashada...

Magaalada Ceeldibir ee bariga Gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowga doorashooyinka Galmudug

Magaalada Ceeldibir ee bariga Gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowga doorashooyinka Galmudug

July 27, 2026
0

Magaalada Ceeldibir ee bariga gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garow xooggan oo ku aaddan doorashooyinka la filayo inay ka qabsoomaan...

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In