Sunday, September 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Markab sahay gar gaar sida oo Wasaaradda arrimaha gudaha la wareegtay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Markab sahay gar gaar sida oo Wasaaradda arrimaha gudaha la wareegtay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Markabkan oo siday 11-kun oo tan oo cunto ah ayaa ka yimid dowlada iyo shacabka Turkiga, waxaana loogu talo galay dadka Soomaaliyeed ee qaarkood ay baaruhu saameeyeen.

Wasaarada arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa gargaarkan kala wareegtay mas’uuliyiin ka socday dowladda Turkiga iyo hey’ada bisha case e dalka turkiga oo uu horkacayey safiirka dowlada Turkiga ee Soomaaliya.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

September 19, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

September 19, 2026

Danjire Olgan Baker safiirka dowlada Turkiga u fadhiya Soomaaliya oo gudaha dekeda Warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in gargaarkan ay ugu talo galeen shacabka Soomaaliyeed, lana gaarsiinayo dadka mudan.

“Waxaan rabnaa inaad nala aragtaan gargaarkan oo ka kooban 11-kun oo tan oo cunto, waxa uu gargaarkan ka ymid shacabka dalka Turkiga, waxey muujineysaa saaxiibtnimada shacabka Turkiga iyo Soomaaliya”ayuu yiri Mr Olgan Baker.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya mudane C/rashiid Maxamed Xidig ayaa sheegay in dowladu si siman gargaarkan ay ugu qeybin doonto dadka Soomaaliyeed, isagoo u mahad celiyey dowlada iyo shacabka dalka Turkiga.

“Waan ku faraxsanahay in dowladda Turkiga shacabka Soomaaliyeed ay soo gaarsiiso gargaarkan, dowlada Soomaaliya maalmaha dhow ayey si siman ugu qeybin doontaa shacabka Soomaaliyeed ee gargaarka u baahan”ayuu yiri Wasiiru dowlaha.

DSC04030 DSC04037 DSC04041 DSC04043 DSC04050 DSC04052 DSC04053 DSC04054 DSC04055 DSC04056 DSC04058 DSC04068 DSC04070 DSC04072 DSC04074 DSC04076 DSC04087 DSC04091 DSC04092 DSC04096  DSC04113 DSC04114 DSC04116 DSC04132 DSC04134  DSC04143 DSC04144 DSC04148 DSC04149 DSC04155 DSC04162 DSC04164 DSC04165 DSC04166 DSC04168

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir (Maasgaro)

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

DAAWA SAWIRRADA SIDA IMTIXAANKA SHADAADIGA UGA SOCDAAN DUGSIYADA MUQDISHO

Next Post
DAAWA SAWIRRADA SIDA IMTIXAANKA SHADAADIGA UGA SOCDAAN DUGSIYADA MUQDISHO

DAAWA SAWIRRADA SIDA IMTIXAANKA SHADAADIGA UGA SOCDAAN DUGSIYADA MUQDISHO

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

September 19, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

September 19, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasi...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

September 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul...

Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga oo lagu qabtay Muqdisho

September 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In