Thursday, May 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi horudhac u ah madaxweynaha oo gaaray Dhadhaab-SAWIRO

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Wafdi horudhac u ah madaxweynaha oo gaaray Dhadhaab-SAWIRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya iyo danjiraha Soomaaliya u fadhiya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa gaaray xerada Qaxootiga ee Dhababaab ee dalka Kenyya, halkaas oo la filayo inuu gaaro madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Sidoo kale waxaa soo gaaray Dhadhaab wafdi ka socda dowladda Kenya oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Kenya.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026

Wafuuddan ayaa horudhac u ah wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ku wajahan xeryaha qaxootiga Dhahdhaab oo ay ku jiraan Soomaali badan.

Wariyaha Warbaahinta qaranka Soomaaliyeed ee dalka Kenya Yuusuf Sheekh Ciise oo la socda wafdi gaaray Dhadhaab ayaa wuxuu soo sheegayaa in madaxweynaha iyo wasiirada hada gaaray halkaas ay soo arki doonaan xaalada Qaxootiga Soomaaliyeed ee mudada dheer ku jira xeryaha Qaxootiga.

Dowlada Kenya ayaa dhawaan shaacisay inay xireyso xeryaha Qaxootiga sidoo kalana dib loo soo celinayo dadka ku jira xeryahaas, iyadoo Kenya ay ku doodayso inay adkaynayso amaankeeda.

Dowlada Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa si isku mid ah u sheegay inaysan suurta gal ahayn in si qasab ah lagu soo celiyo dadka Qaxootiga ah eek u jira xeryahaan.IMG_9105IMG_9100IMG_9086IMG_9084

Previous Post

Koox kubadda cagta ah oo Gaalkacyo ka dhisan oo Kismaayo ku sugan-Sawirro

Next Post

Allaha u naxariistee Wariye Sagal Salaad oo maanta lagu aasay Muqdisho

Next Post
Allaha u naxariistee Wariye Sagal Salaad oo maanta lagu aasay Muqdisho

Allaha u naxariistee Wariye Sagal Salaad oo maanta lagu aasay Muqdisho

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

May 26, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime...

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

May 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In