Sunday, February 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamanka oo maanta u codeyn doona hindise sharciyeedyo kala duwan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Baarlamanka oo maanta u codeyn doona hindise sharciyeedyo kala duwan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudanayaasha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xaruntooda golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.

Kulanka maanta oo qeyb ka ah kalfadhaga Sideedaad ee ugu dambeeya baarlamanka hadda jira ayaa lagu ansixin doona hindise sharciyeedyo dhowr ah oo ay ka mid yihiin qodobo laga bedelayo dastuurka dalka, sida uu radio Muqdisho u sheegay hab dhowraha baarlamanka Xildhibaan Maxamed Cumar.

Related posts

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

February 15, 2026
Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida oo xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaal

Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida oo xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaal

February 15, 2026

Fadhiga baarlamanka ee maanta ayaa la filayaa iney soo xaadiraan inta badan mudanayaasha Baarlamanka, kuwaasoo  u codeyn doonaa shuruuc kala duwan oo hortaalay baarlamanka.

Previous Post

R/wasaaraha oo ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay dhalashadi boqoradda Ingiriiska+Sawirro

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

February 15, 2026
0

Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya. War-murtiyeedka Midowga Afrika...

Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida oo xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaal

Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida oo xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaal

February 15, 2026
0

Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida ayaa xukuno kasoo saartay kiiska Maxamed Aadan Abuukar oo Xeydar Muqtaar Afgarashadiisu tahay iyo...

Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay shir ku saabsan Cimilada Cagaaran

Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay shir ku saabsan Cimilada Cagaaran

February 15, 2026
0

Waxaa magaalada Kigali ee dalka Rwanda lagu soo gabagabeeyay shir muhiim ah oo ku saabsan Cimilada Cagaaran iyo Isdhaafsiga aqoonta...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Wafdi ka socday Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Wafdi ka socday Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari

February 15, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daauud Aweys Jaamac , ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In