Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciyaar saaxiibtinimo oo lagu soo gaba gebeeyay Kismaayo+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ciyaar saaxiibtinimo oo lagu soo gaba gebeeyay Kismaayo+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Nadiga kubada cagta Comsed Football club Gaalkacyo Ayaa Soo gabagabeeyaay Ciyaarihi saxiibtinimo ay la Qaateen naadiyaasha heerka koowad ee Jubbaland Kismaayo.

Muddada ay kooxda ku sugneyd magaalada Kismaayo,waxaa ay ciyaaro saaxiib-tinimo la qaadatay kooxaha heerka koobad ee ka dhisan magaalada Kismaayo,iyadoo marka guulo wanagsan ay ka gaareen dhamman ciyaari ay la qaateen kooxaha kubadda cagta ee Kismaayo.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Guddoomiyaha kooxda kubadda cagta Comsed,Cabdiqani Khalif Carabay oo ka warbixiyay safarkooda ay ku joogan Jubbaland,waxuu sheegay inay soo gaba-gabeeyeen dhamman ciyaarihii saaxibtinimo ee ay u tageen magaalada Kismaayo.

“Waxaan soo gaba-gabeynay dhamman ciyaarihii saaxibtinimo ee an maalmahan la qaadaneyn kooxaha heerka koobad ee ka dhisan magaalada Kismaayo,”ayuu yiri guddoomiya Carabey

”Guul wanagsan ayaan gaarnay muddada aan joognay Kismaayo,waana mid na farxad-galinaysa inan guul wanagsan gaarno soona bandhigno ciyaar wanasgan oo ay ku farxaan dad weynihii ka soo qeebgaalay ciyaarihi Comsed aan la ciyaarnay nadiyasha heerka koowaad ee Jubbaland-Kismaayo,”ayuu intaasi raaciyay hadalkiisa.

Cabdiqani Carabay guddoomiyaha Comsed,waxuu ammaanay usoo jeediyay macallinka kooxda,Ilyaas Abdinuur iyo dhamman ciyaartoyda,isagoo marka sheegay inay muujiyeen karti iyo ciyaar wanagsan

“Annaga waxaa na farxad-galinaysa kooxda Comsed inay tahay horseedka Isboortiska Puntland, safarkana waa markii labaad oo an banaanka ku ciyaareyno koox kalana sida wali ma aysan sameyn,”ayuu yiri Carabey.

Dhinaca kale, waxaa dhawaan la filaya madaxweynaha Jubbaland,Axmed Madoobe  inuu maamulka iyo ciyaartooyda kooxda Comsed ku casuumo aqalka madaxtooyadda,maaddama kooxdan ay noqotay kooxdii ugu horreeyay ee ciyaaro saaxibtinimo ku timaada magaalada Kismaayo.

Inta ay joogan Kismaayo,waxaa kalo ay la kulmi doonan kooxaha kale ee ka dhisan magaalada Kismaayo iyo maamulka ciyaaraha Jubbaland.

1

4 2

 

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Kooxo hubeysan oo dil u geystay Guddoomiyihii ururka Haweenka Gobolka Mudug

Next Post
Kooxo hubeysan oo dil u geystay Guddoomiyihii ururka Haweenka Gobolka Mudug

Kooxo hubeysan oo dil u geystay Guddoomiyihii ururka Haweenka Gobolka Mudug

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In