Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tartan Qur’aan akhris ah oo lagu soo gebagebeeyay Nairobi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Tartan Qur’aan akhris ah oo lagu soo gebagebeeyay Nairobi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartankan qur’aan aqriska ah oo socday muddo 10 maalin ah ayaa lagu soo gabagabeeyay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.

Tartanka oo ay soo qabanqaabisay mu’asadada ansaaru sunnah, ayna ka qeybagleen Culumaaudin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada  ayaa ka dhacay masaajidka Bilaal, waxaana uu u dhaxeeyay in badan 100 Macallimiinta dugsi qur’aanada ee dalka Kenya oo isugu jiray rag iyo dumar.

Related posts

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026

Qaar kamid ah macallimiintii kaalmaha hore ka galay tartanka oo isugu jiray rag iyo dumar ayaa la guddoonsiiyay abaalmarino lacageed oo gaaraya $ 5000, $ 4,000,  $3,000  #2,000 iyo $1000.

Guddiga maamulayay tartanka mudada uu socday iyo culimada ka qeybgashay ayaa ka hadlay muhiimada tartanka.

Maamulha mu’asasada ansaaru sunnah ee xaafadda Islii Sheikh C/risaaq C/laahi aadan sheikh jiir ayaa sharraxay sababta ay u qabteen tartanka, isagoo bogaadiyay macallimiintii ka qeybashay.

Waa sanadkii 4 aad oo mu’asasada ansaaru sunnah ee xaafadda Islii ay qabto tartan noocaan oo kale ah.

Previous Post

Munaasabad lugu sagootinayay kooxda kubadda cagta Comsed oo lugu qabtay Kismaayo +Sawirro

Next Post

Taliyaha ciidanka Asluubta oo shir muhiim ah uga qeyb galay Austria “SAWIRRO”

Next Post
Taliyaha ciidanka Asluubta oo shir muhiim ah uga qeyb galay Austria “SAWIRRO”

Taliyaha ciidanka Asluubta oo shir muhiim ah uga qeyb galay Austria "SAWIRRO"

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh iyo murugo la wadaagaysaa Jamhuuriyadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In