Saturday, August 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Magacyada Xubnaha Gudiga Saxaafadda oo ay Ansixiyeen Golaha Wasiirada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Magacyada Xubnaha Gudiga Saxaafadda oo ay Ansixiyeen Golaha Wasiirada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Saxafadda Soomaaliyeed ee maanta ay Meelmariyeen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya, ayaa ka kooban 9 Xobnood, wuxuuna noqonayaa guddi maareeya arrimaha Saxaafadda, sida uu dhigayo Xeerka Saxaafadda ee uu dhawaan saxiixay Madaxeynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud, Kadib markii ay malmariyeen Goleyaasha Sharci dejinta iyo Fulinta.

Magacyada Xubanaha Guddiga ayaa kala ah:-

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu baaqay xoogagga siyaasadda inay ku tartamaan aragti iyo barnaamijyo siyaasadeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu baaqay xoogagga siyaasadda inay ku tartamaan aragti iyo barnaamijyo siyaasadeed

August 1, 2026
Madaxweynaha JFS oo xaqiijiyay in Soomaaliya ay xeelad iyo xoog u adeegsanayso ka hortagga duullaanka Israa’iil

Madaxweynaha JFS oo xaqiijiyay in Soomaaliya ay xeelad iyo xoog u adeegsanayso ka hortagga duullaanka Israa’iil

August 1, 2026

01.C/qaadir Maxamed Faarax “Dulyar”

02.Ismaaciil Sh Khaliifa

03.C/raxmaah Yuusuf Sh “al-cadaala”

04.Maxamed Barre X Fiyoore

05.C/naasir Axmed Sh Bashiir “saxansaxo”

06.Cumar Mustafa

07.C/kariim Maxamed Xasan

08.Falxad Fuleyl X Daahir

09.Maryama Cabdi Axmed

Xubnahan, ayaa ka kala Socda Saxaafadda Madaxabanaan, Midda Dowliga ah, Ururrada Xuququl insaanka, Qareenada iyo Haweenka.

Previous Post

Tartamayaasha degmada Boosaaso oo u soo gudbay wareegga labaad “SAWIRRO+DHAGEYSO”

Next Post

18 Soomaali ah oo ku geeriyootay Konteenar lagu tahriibinayay

Next Post
18 Soomaali ah oo ku geeriyootay Konteenar lagu tahriibinayay

18 Soomaali ah oo ku geeriyootay Konteenar lagu tahriibinayay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu baaqay xoogagga siyaasadda inay ku tartamaan aragti iyo barnaamijyo siyaasadeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu baaqay xoogagga siyaasadda inay ku tartamaan aragti iyo barnaamijyo siyaasadeed

August 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo xaqiijiyay in Soomaaliya ay xeelad iyo xoog u adeegsanayso ka hortagga duullaanka Israa’iil

Madaxweynaha JFS oo xaqiijiyay in Soomaaliya ay xeelad iyo xoog u adeegsanayso ka hortagga duullaanka Israa’iil

August 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay adeegsaneyso dhammaan awoodaha diblomaasiyadeed, iskaashiga caalamiga...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

August 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u daah furay Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal

Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u daah furay Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta xarunta Baarlamaanka ee Villa Hargeysa si rasmi ah uga furmay, Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In