Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare ku xigeenka dalka oo kulamo kala duwan la qaatay madax ka tirsan Midowga Yurub

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
R/wasaare ku xigeenka dalka oo kulamo kala duwan la qaatay madax ka tirsan Midowga Yurub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

R/wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carteh iyo wafdi uu hogaaminayay oosafar shaqo ku jooga dalka Biljimka ayaa la kulmay madax kala duwan oo ka tirsan Midowga Yurub.

Mudane Carte ayaa kala hadlay madaxdaasi arrimo baadan oo ku saabsan horumarka iyo samafka ay siiyaan Soomaaliya. Waxaa kale oo barbar socday kulamo kale oo Midoga Yurub soo qaban-qaabiyeen oo looga hadlayey sidii loo hirgelin lahaa Agendaha 2030 ee Horrumarka Waara.

Related posts

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026

R/wasaare ku xigeenka ayaa ka qayb qalay ย furitaanka shir muhiim ah isaga iyo hoogaamiyayaal kala duwan oo ay ka mid yihiin, Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay, Boqoradda Belgium, Madaxwaynayaasha Mauritius, Burkino-Faso, Kenya, R/wasaaraha Itoobiya iyo madax kale oo badan.

Shirkaas oo lagu falanqaynayey doorka ay Midowga Yurub ka qaadan karto dib u dhiska wadamada ay saameeyeen, dhibaatooyinka la xiidhiidha is bedelka cimilada adduunka iyo dagaallada sokeeye iyo sida ay bulshadu ugu dhabar adaygi layhayd aafooyinka.

R/wasaare Ku-Xigeenka, Mudane Maxamaed Cumar Carte ayaa ย kulumo gaar gaar ah oo kala duwan laโ€™yeeshey Gudiyadda Midowga Yurub. Sida, gudiga Iskaashiga Caalamiga, Arimaha Dibedda, ganacsiga,ย  iyo Amniga.

ย Carteย oo warbixin ka bixiyay horumarka iyo guulaha laga gaaray xagga amniga, dhaqaalaha iyo siyaadda dalka. isagoo hoosta ka xariiaqay in Somalia aanay uga bixin Karin marxaladdan macaawino keliya ee loo baahan yahay in dawladaha iyo sharikadaha Yurub ay Somalia maalgashadaan.

Mudane, Maxamed Cumar Carteh, waxuu sidaa si laโ€™eg u xaqiijiyay in dowladda ka goโ€™an tahay in sanadkan 2016ka ay waddanka doorasho ka dhacayso, lana fulinayo balan qaadkii ahaa in dowladdu xukunka ku wareejiso dawlad la soo doortay.

Raโ€™iisul Wasaara ku xigeenku wuxuu ku adkeeyay madaxda sare ee Midowga Yurub in ay Somalia si buuxda uga taageeraan sugidda amniga, ilaalinta khayraadka iyo amniga badaha iyo xeebaha Soomaaliyeed.

Waxay Midowga Yurub u xaqiijiyeen Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka in ay ku faraxsan yihiin soona dhawayeen horumarka dowladdu ay ka sameysay dhinacyo badan sida kobcinta dhaqaalaha, amniga, iyo meel-marinta siyaasadda amniga badaha iyo xeebaha Soomaaliyeed.

Previous Post

Waxqabadka Dawladda ee todobadkii la soo dhaafay+Sawirro

Next Post

Gudoomiyaha Baarlamanka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baydhabo

Next Post
Gudoomiyaha Baarlamanka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baydhabo

Gudoomiyaha Baarlamanka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baydhabo

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Baniโ€™aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐Ÿ๐š๐œ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In