Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday Baydhabo loogu soo xiray barashada farsamada xirfado kala duwan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya oo taageero siinaya Maamulka Koonfur Galbeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kusimaha Madahaweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ahana Wasiirka Beeraha iyo Waraabka ayaa maanta ka qeybgalay munaasad ay ku qalinjibinayeen 320 arday oo Soo bartay Farsamada Gacanta iyo Ganacasiga, kuwaas ah Dadkii dib looga soceliyey Xariyaha Barakaciyaasha keeya iyo Yamen

Ardedan oo tiradoodu gaaraysay 320 ayaa waxaa muddo afarbilood ah ay ku soobarteen 5 xirfadood oo ay kamid yihiin Cilaansaar, Tolida Xarqaanka, Sameyta Sariiraha. Cilidbixinta Taleefonada iyo Maadada Ganacsiga, mashruuca wax lagu baraayey Ardaydan bixisay Dawladda Jabaan, iyadoo la soo marsiiyey Hay’ada Shaqaalaha Adduunka ee ILO waxaana fuliyey Kambaniga MMC

Related posts

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026

Munaasabadda qalin jebinta maanta waxaa ka sooqiibgaley Kusimaha Madahaweynaha KG ahana Wasiirka Beeraha Iyo Waraabka Guddoomiyaha G/Bay, agaasimaha Wasaaradda Dib udejinta Koonfur galbeed Madaxda hay’adaha UNHCR. OJA . MMC, Arday iyo Waalidiintooda

Uguhoreen waxaa Munaasabada hadal Kasoojeediyey C/kariin Maxamed Nuur oo Kasocoday Hayada UNHCR iyo Waliba Siidcali Abuukar Xuseen Baafo oo isna kasocoday Kambaniga MMC,

Gudoomiyaha G/Baay Mudane C/Rashiid C/Laahi Maxamed ayaa Dhallinyarada ujeediyey dardaaran ku aadanaa ina in ay Tahariibka iskadhaafaan

Kusimaha Madahaweynaha KG ee Soomaaliya ahana Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Mudane Mxamed Xasan Fiqi ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay in Intan arday oo soo bartay Farsamada Gacanta Maanta lagudoonsiiyo Shahaadooyinkooda

Previous Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In