Saturday, June 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kulan la qaatay qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan Cadaado

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirada Galmudug oo ansixiyay qodobo muhiim ah-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa  kulan looga hadlayay  horumarinta amniga la qaatay qaybaha kala  duwan bulshada ku nool degmada cadaado ee caasimada ku meel gaarka ah ee Galmudug .

Kulankan ayaa waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada sida dhalinyarada,odaaysha dhaqanka , hooyooyinka ,ganacsatada, iyo aqoonyahanada aya doona intabadan kulanka lagu falanqeeyay sidii bulshada ay uga qayba qaadan lahaayeen amniga iyo hormarint deegaanka.

Related posts

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

June 27, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

June 27, 2026

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xashi Cabdi oo ugu horeeyn shirka ka hadlay ayaa bulshada cadaado ku tilmaamay bulsho aad u qiimaban isla markaan sheegay in ay markasata garab taaganyihiin dowladiisa waxaana uu ka dhawaa jiyay in bulshada cadaado oo aan kala harin ay dowlada garab istaageen dowladana ay diyaar u tahay sidii bulshada loo hormarin lahaa ma ahan in aan idinkugu yeeray in ay dhibaato tagan tahay  balse waxaan rabaa in aan wadaagno arimo dhowr ah oo aan talada adinka idinla wadaagno waayo dowlad nimada ayaaba waxaa taaba galiya bulshada  Gowlada Galmudugna waxa ay diyaar utahay in ay dhageysato bulshada sida ay wax urabaan bulsha kasatana ayada ayaa looga baahanyahay in ay aaya heeda ka tashado dowladana waa ay garab is taa geysaa .

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug waxaan rabaa in aan bulshada u sheego in dowlada aysan maranaba aqbali doonin in hub sharci daro ah lagu dhexmaro magaalooyinka Galmudug dowladana ay hada sharci gaar ah ka soo saari doonto sidii looga hortagi lahaay hubka sharcidarada ah .

Dhanka kale madaxweynaha ayaa hadlkiisa ku soo qaaday in dhawaan cadaado ay martigalin doonto doorashooyinka Aqalka sare iyo Xildhibaanada heer Federaal isla markaana bulshada ay u diyaar garoobaan sidii martidaas loo soo dhaweyn lahaay lana adkeeyo midnimada

Sidoo kale bulshada qaar kamid ah bulshada oo kulanka ka hadalay ayaa sheegay in loo baahanyahay amniga xil gaar ah la iska saaro bulshadana ya dowlada ku taageerto xoojinta amniga  sida uu sheegay Nabadoon Maxamuud Cara boo ka mid ah odayaashada dhaqan degmada Cadaado amniga cid gaar ah dan uguma jirto hadii amaanka la dhowri waayo cid uusan saameeyney malahan bulshada waxaan ka codsaneynaa in aan dowlada ku taageerno xoojinta amaanka dowladana waxaan kaga bahanahay in hubka sharci darada ah laga mam nuuco magaalada .

Ugu danbeeyntii  bulshada iyo madaxweyne ku xigeenka ayaa afur kuwada qaaty madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug aya doona bulshda cadaado ku dhaqan ay si isku mid ah u qaatay in lagawada shaqeeyo sidii amaanka deeganada Galmudug  sidii lgu hormarin lahaa loo wada is taago bulshada ay diyaar u tahay soo dhaweynta martiada ku soo wajahan cadaado ayna horay u soo dhaweeyeen kuwo lamid  haatana ay diyaar u yihiin soo dhawyn tooda.

 

Previous Post

Buug ka hadlaya dhibaatada Soomaalida ku heysata ku ah South Africa oo lagu soo bandhigay Johannesburg-Sawirro

Next Post

Madaxweynaha  Koofur Galbeed oo gaaray Baydhabo-Sawirro

Next Post
Madaxweynaha  Koofur Galbeed oo gaaray Baydhabo-Sawirro

Madaxweynaha  Koofur Galbeed oo gaaray Baydhabo-Sawirro

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maanta oo ku beegan 27-ka Juun, Jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dabbaaldegaysaa sannad-guuradii 49-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa ka qaybgalay...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu...

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In