Saturday, July 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar ka furmay wasaaradda warfaafinta

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Tababar ka furmay wasaaradda warfaafinta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaarkan oo ay soo qabanqaabisay waaxda shaqaalaha iyo tababarada ee wasaaradda warfaafinta soconna doona muddo hal maalin, waxaa warfidiyeennada fursadda u helay ku baran doonaan qaabka sawir qaadista iyo sida loo tayeeyo muuqaalada.

Aqoon kororsigaan waxaa ka qeyb qaadanaya  wariyayaal ka kala socda qaybaha kala gadisan ee warbaahinta qaranka sida wakaaladda Sonna, Talefishinka qaranka, iyo Radiyo Muqdisho

Related posts

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Bariga Africa

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Bariga Africa

July 11, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamse oo dhagax-dhigay Dib-u-dhiska Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse oo dhagax-dhigay Dib-u-dhiska Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya

July 11, 2026

Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta  C/risaaq Cali Yuusuf (Bahlaawi) oo tababarkan furay ayaa   xusay muhiimadda uu warfidiyeenada u leeyahay tababarka iyo inay ka faa’ideystaan aqoon kororsiga, isla markaana khibradda ay ka helaan ay ku dabaqaan howlahooda shaqo, wuxuuna intaasi raaciyay in ay jiri doonaan tababarro kale.

Munaasabaddan oo ka dhacaday hoolka tababarada ee wakaaladda SONNA waxaa sidoo kale ka qayb galay Agaasimaha Raadiyo Muqdisho Axmed Faarax (Gaatamoow) oo sheegay in sawirka wanaagsani uu kor u qaadayo qiimaha warka iyo Agaasimaha waaxda Shaqaalaha iyo Tababarada C/raxiim Ciise Caddoow oo faahfaahiyay qiimaha tababarada noocaan oo kale ah ay u leeyihiin kor u qaadidda tayada warfidiyeenada.

Previous Post

Majmaca Culimada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika oo carruur agoon ah abaalmariyay “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha oo cambaareeyay qaraxii Istanbul

Next Post
Madaxweynaha oo cambaareeyay qaraxii Istanbul

Madaxweynaha oo cambaareeyay qaraxii Istanbul

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Bariga Africa

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Bariga Africa

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO(ARUSHA):-Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Arusha ee dalka Tanzania loogu soo gebagebeeyey Shirkii 20-aad ee Wasiirrada Kaabeyaasha dhaqaalaha...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo dhagax-dhigay Dib-u-dhiska Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse oo dhagax-dhigay Dib-u-dhiska Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhagax-dhigay xarunta dhexe ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha...

Liiska Golaha Wasiirrada Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

Liiska Golaha Wasiirrada Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u magacaabay Golaha Wasiirrada cusub...

Wasiirka Warfaafinta XFS iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goobaha dalxiiska ee duleedka Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goobaha dalxiiska ee duleedka Muqdisho

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-xigeenka Amniga Gudaha XFS Sulub Axmed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In