Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo Soomaaliya ugu hambalyeeyay maalinta xorriyadda ee 1 Luulyo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo Soomaaliya ugu hambalyeeyay maalinta xorriyadda ee 1 Luulyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Mareykanka, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyeysay 56 sana guuradii ka soo wareegatay markii Soomaaliya ay xurnimada qaadatay, kowdii July ee 1960-kii.

War ka soo baxay xafiiska xoghaya wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry, ayaa waxa uu lagu sheegay in Kerry uu hamblayadaasi u diraayo shacabka Soomaaliyeed isagoo ku hadlayo magaca madaxweyne Obama iyo midka shacabka Mareykankuba.

Related posts

Wasiir Cabdiraxmaan Al-Cadaala oo kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee hoggaanka bulshada Galmudug

Wasiir Cabdiraxmaan Al-Cadaala oo kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee hoggaanka bulshada Galmudug

July 12, 2026
Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadaysay geerida Wariye Maxamed Diiriye

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadaysay geerida Wariye Maxamed Diiriye

July 12, 2026

Xog-haye Kerry ayaa intaas ku daray in dowladda Mareykanka ay ka taageereyso Soomaaliya dadaalka ay ugu jirto sidii loo dhisi lahaa dumuqraaddiyad fadhida.

Warka Xog-haye Kerry, ayaa sidoo kale lagu sheegay in Mareykanku uu ku rajo weyn yahay in doorashada sanadkan ay noqoto mid dhabbaha u xaarta dimuqraddiyadda, ammaanka iyo in barwaaqo la gaaro.

Waxa uu intaasi ku daray in Mareykanku uu ku faraxsan yahay in si rasmi ah safaaraddii Soomaaliya ee Washington dib loo furey November-tii tagtay, iyadoo sidaasi si la mid ahina ay Mareykanku Soomaaliya u dirayaan danjirahoodii muddo 25 sano kadib.

Kerry ayaa sheegay in Soomaalida ay yihiin dad adag, sida uu ka dhawaajiyay markii uu Muqdisho tagay bishii May. Waxa uu u rajeeyay maalinta Kowda July darteed Soomaalida oo idil farxad iyo nabad.

Previous Post

Madaxweynaha oo xaflad sagootin ah u sameeyay todobaadka xorriyadda+Sawirro

Next Post

Daawo Sawirada : Tartan Qur`aan Akhris ah oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kismaayo.

Next Post
Daawo Sawirada : Tartan Qur`aan Akhris ah oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kismaayo.

Daawo Sawirada : Tartan Qur`aan Akhris ah oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kismaayo.

Wasiir Cabdiraxmaan Al-Cadaala oo kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee hoggaanka bulshada Galmudug

Wasiir Cabdiraxmaan Al-Cadaala oo kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee hoggaanka bulshada Galmudug

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo hoggaaminaya kooxda ololaha...

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadaysay geerida Wariye Maxamed Diiriye

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadaysay geerida Wariye Maxamed Diiriye

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Cabdulfitax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa xalay xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley ka fuliyey howlgal...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In