Wednesday, April 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo sawirada soo dhaweynta ciyaartoyda wadanka Iceland

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Daawo sawirada soo dhaweynta ciyaartoyda wadanka Iceland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tobanaan kun oo kamid ah dadka wadan Iceland ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Reykjavík si ay u soo dhoweeyaan xulka qaranka ee  kubadda cagta oo ka soo laabtay tartanka Euro2016 oo lagu qabtay dalka France kaas oo ay rubuc dhammaadkii ka gaareen.

Ciyaartoyda ayaa la saaray bas weyn oo dusha ka furan kaas oo lagu dhex waday waddooyinka magaalada caasimadda ah, iyadoo hareerahiisa ay tubnaayeen dadweyne aad u badan oo lulayay calanka wadanka Iceland.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026

Wadanka Iceland ayaa markii ugu horeysay ka qeybgalay tartankakan, kaas oo Axadii laga soo saaray markii dalka Frcance ay ugu badiyeen 5-1, waxaana uu yahay wadanka ugu yar ee qaaradda Yurub.

Tirada dadka wadanka Iceland ayaa gaaraysa 329,000,  waxayna tartanka Euro 2016 ka reebeen xulka kubadda cagta ee England oo ah xululka waa weyn ee  qaaradda Yurub ee dhanka kubadda cagta.

_90288585_mediaitem90288584 _90288589_mediaitem90288588 _90288816_mediaitem90288592 _90288820_a874a32d-c5dd-4a8e-97fc-ddc5d41901c3 _90288822_bb3d93aa-3cd9-4d8d-a2bc-b9c94416b957 35F419B500000578-3674263-image-a-11_1467668964173 35F426D900000578-3674263-image-a-10_1467668954296 35F4164C00000578-3674263-image-a-3_1467667999361 35F4192C00000578-3674263-image-a-1_1467667991236 35F4221A00000578-3674263-image-a-6_1467668900529 35F4124100000578-3674263-image-m-9_1467668923527 35F4157500000578-3674263-image-a-7_1467668908033 35F4264100000578-3674263-image-a-5_1467668827596

Xigasho: BBC iyo DAILY MAIL

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta oo xiray tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Next Post

Maxaabiis ku xirneyd saldhigga booliska Jowhar oo cafis loogu fidiyay ciida awgeed-Sawirro

Next Post
Maxaabiis ku xirneyd saldhigga booliska Jowhar oo cafis loogu fidiyay ciida awgeed-Sawirro

Maxaabiis ku xirneyd saldhigga booliska Jowhar oo cafis loogu fidiyay ciida awgeed-Sawirro

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
0

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In