Wednesday, September 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxwaynaha oo tababar u xirey saraakiil boliis ah-Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxwaynaha oo tababar u xirey saraakiil boliis ah-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dugsiga tababarada ciidamada booliska Sooomaaliyeed ee janaraal kaahiye ย ayaa maanta lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabiyeen sarakiil mudo tababar uga socday dugsiga kuwasoo horey uga soo baxay jaamacado kale duwan oo gudaha

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa sheegay in Saraakiishaan cusub ay qeyb kaย  yihiin dib u habbeyn guudย  oo ku socota ciidammada Booliska Soomaaliyeed qeybahiisa kala duwan, si loola jaan-qaado nooca Amniga ay Soomaaliya xilligaan u baahan tahay.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

September 15, 2026
Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

September 15, 2026

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya, Mudane C/risaaq Cumar Maxamed, ayaa tilmaamey in dedaal xoog leh uu sameeyey Taliska ciidanka Booliska wasaaraduna ay gacan ka fulinta goโ€™aankii madaxweynaha ee dib u habeynta ciidammada Booliska Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka ย Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku ammaanay taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeeddadaalka uu sameeyay, waxa uuna hambalyo ujeediyay saraakiisha cusub oo noqonaya tiradii ugu badnay ee Arday Jaamiciyiin eek u biira ciidanka Boliiska.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda, ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka goโ€™an tahay sidii loo soo dhammeystiri lahaa agabkii ay ku shaqeyn lahaayeenย  saraakiishan, isgaoo xusay in ay yihiin dhallinyaro ay Soomaaliya ay ย ku faani karto.

Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa gacantiisa ugu xiray darajo laba Xiddig ah saraakiisha Qalin-jabisay, isagooย  sidoo kale dalacsiiyey saraakiil ย ka tirsan Ciidammada Booliska Soomaaliyeed, madaxwyenaha ayaana abaalmarinno uu u diyaariyey taliyaha ciidanka Booliska guddoonsiiyey Jaamiciyiinta saraakiisha cusub ah ee ku soo biiray Booliska Soomaaliyeed.

13702278_1088378901232207_98337806_oย ย ย 13728507_1088378887898875_1259146643_o

1 2 3 4 6 7 9 10 12 14 15 17 18 19 20 21 23 24 27 30

Previous Post

Daawo Sawirrada: Mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda warfaafinta oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Next Post

Ciyaaraha gobollada oo maanta ka furmidoona Muqdisho

Next Post
Ciyaaraha gobollada oo maanta ka furmidoona Muqdisho

Ciyaaraha gobollada oo maanta ka furmidoona Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

September 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

September 15, 2026
0

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Baniโ€™aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ฎ ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ง๐ช๐š๐š๐๐š๐ฒ ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ ๐Š๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ž ๐Š๐š ๐†๐š๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง ๐๐ฎ๐ซโ€™๐š๐š๐ง ๐จ๐จ ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข ๐š๐ก

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...

Kormeerka Adeegyada Caafimaadka iyo Biyaha ee Wisil

Kormeerka Adeegyada Caafimaadka iyo Biyaha ee Wisil

September 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In