Monday, August 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo Kigali kula kulmay kaaliyaha,xoghayaha Arimaha dibadda Maraykanka u qaabilsan Afrika

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida Weriye Sagal Salaad Cusmaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada kigali ee wadanka Rwanda kulan kula qaatay maanta kaaliyaha,xoghaya arimaha dibada maraykanka u qaabilsan afrika Linda Thomas-Greenfield.

Afayeenka Madaxwenaha JFS Daa’uud Aweys oo la hadlay wakaalada wararka soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in kulankaas looga hadlay arimo dhowra ah oo ay ka mid yihiin arimaha doorashada sanadkaan ka dhici doonta soomaaliya,waxayna isku afgarteen in soomaaliya ay ka dhacdo doorasho xalaal ah.

Related posts

Taliska Ciidanka XDS oo fashiliyey weerar ay maleeshiyaadka Khawaarijta kusoo qadeen Baydhaba

Taliska Ciidanka XDS oo fashiliyey weerar ay maleeshiyaadka Khawaarijta kusoo qadeen Baydhaba

August 17, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

August 16, 2026

Afeeyaanka ayaa sidoo kale sheegay in ms Linda Thomas-Greenfield ay ku amaanaty dowladda soomaaliya sida ay uga go’antahay in ay dalka ka dhacdo doorasho dimuquraadiyad ah,waxayna sheegtay in dowlada marakaykanka ay garab taagantahay soomaaliya.

Saakay ayay aheed markii Madaxweynaha iyo wafdi uu hogaaminayo ay gaareen magaalada kigali ee wadanka Rwanda ayagoo ka qeybgalaya shir madaxeedka wadamada Africa oo halkaasi ka furmaya.

Previous Post

Dibadbax looga soo horjeedo afgambigii dhicisoobay ee Turkiga oo ka socda Muqdisho

Next Post

Daawo Sawirrada: Dibadbax lagu taageerayay madaxweynaha Turkiga oo ka dhacay Muqdisho

Next Post
Daawo Sawirrada: Dibadbax lagu taageerayay madaxweynaha Turkiga oo ka dhacay Muqdisho

Daawo Sawirrada: Dibadbax lagu taageerayay madaxweynaha Turkiga oo ka dhacay Muqdisho

Taliska Ciidanka XDS oo fashiliyey weerar ay maleeshiyaadka Khawaarijta kusoo qadeen Baydhaba

Taliska Ciidanka XDS oo fashiliyey weerar ay maleeshiyaadka Khawaarijta kusoo qadeen Baydhaba

August 17, 2026
0

17- Aug Taliska Ciidanka XDS ayaa fashiliyay weerrar ay maleeshiyaadka Khawaarijtu kusoo qaadeen magaalada Baydhabo, oo ah Caasimadda KG ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

August 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026
0

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka DWBS, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay ku xigeenka Ergayga...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In