Tuesday, May 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xarumo maleeshiyada Al-Shabaab lahaayeen oo la bur buriyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM oo raashin gaarsiiyay Buulo-barde
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyey deegaanka Baladul Amiin ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo xarun  ah u aheyd Al-shabaab.

Ciidamada iskaashanaya ayaa howlgalkooda si gaar ah uga fuliyey ilaa iyo afar xarun oo Al-Shabaab rug u aheyd, kuwaas oo ay kamid ahaayeen xarun ay ku sheegeen saldhig boolis oo ay dadka lacago sharci darro ah uga qaadi jireen iyo sidoo kale xarunta maamulka u aheyd Al-Shabaab ee deegaanka Baladul Amiin ee gobolka Sh/Hoose.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

May 12, 2026
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

May 12, 2026

AMISOM iyo ciidanka xoogga dalka ayaa howlgalkaasi ku qab qabtay ilaa iyo toban ruux oo looga shakiyey in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab, sida AMISOM ay sheegtay, waxaana howlgalkaasi uu qabsoomay iyadoo aaney jirin wax iska hor imaad ah oo Al-shabaab ay la galeen ciidamada iskaashanayey.

Saraakiisha ciidanka dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa kulan la qaatay odayaasha deegaanka iyo qeybaha bulshada, iyadoo sidoo kale ciidanku dadka deegaanka ay u qeybiyeen daawooyin.

Saldhiga ciidan ee Al-shabaab lagala wareegay waxa ay maleeshiyaadka Al-shabaab ay u adeegsan jireen goob dadka deegaanka Baladul Amiin ay kaga qaadi jireen lacago baad ah oo ay ku sheegeen Al-Shabaab in ay tahay canshuur, sida ay qortay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA.

Previous Post

Dhallinyaro la baray xirfado kala duwan oo shahaadooyin la guddoonsiiyay

Next Post

Waa nin ceykee ah:- Rajab Tayyip Ardogan

Next Post
Waa nin ceykee ah:- Rajab Tayyip Ardogan

Waa nin ceykee ah:- Rajab Tayyip Ardogan

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

May 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

May 12, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xilka la wareegay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xilka la wareegay

May 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...

Wasiirka Gaadiidka XFS oo digniin u diray shirkadaha diyaaradaha

Wasiirka Gaadiidka XFS oo digniin u diray shirkadaha diyaaradaha

May 12, 2026
0

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa ka hadashay caqabadaha ka jira Garoonka Aadan Cadde. Wasiir Maxamed Faarax Nuux ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In