Sunday, July 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulada Banaadir iyo Koofur galbeed oo raashiin lagu wareejiyay-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Maamulada Banaadir iyo Koofur galbeed oo raashiin lagu wareejiyay-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya ayaa maanta deeq raashiin ah ku wareejisay maamulka gobolka Banaadir, dowladda goboleedka Koofur galbeed iyo ehelada  dhibbanayaasha saxaafadda Soomaaliyeed.

Deeqdan oo isugu jirta Bur iyo Sokor ayay dowladda federaalka Soomaaliya ugu tala gashay in lagu caawiyo dadka tabaalaysan ee ku kala nool degaannada koofur galbeed Soomaaliya, gobolka Banaadir iyo ehelada wariyeyaashii ay dileen Al-shabaab iyo kuwii ay dhaawaceen.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

July 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

July 25, 2026

Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xiddig oo munaasabaddaasi ka hadlay ayaa ugu horrayn kaga mahad celiyay dowladda Turkiga oo ay deeqdani ka timid, isagoo ballan qaaday inay si hufan u gaari doonto cid walba oo wax ku leh raashinkan una marsiin doonaan gacmo aamin ah.

Agaasimaha guud wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya C/risaaq Cali Yuusuf (Bahlaawi) oo wkiil ka ahaa wariyaashi dhintay iyo kuwii dhaawacmay ayaa sheegay inay muhiim tahay in la la taakuleeyo Suxufiyiintii ku waxyeelloobay gacanta Al-shabaab iyo eheladii ay baxeen dowladduna aysan illaawi doonin.

Mudane Bahlaawe ayaa intaa raaciyay iney deeqdan kusii wareejin doonaan qoondada suxufiyiinta dhibban ku leeyihiin Abwaan Cusmaan C/laahi Guure oo ka mid ah golaha Abwaaniinta Soomaaliyeed iyo bahda saxaafadda.

2-2-1024x768  5-3-300x225 6-1-768x576  8-1021x580 10-768x436 13-1024x768

Previous Post

Taliye cusub oo AMISOM loo magacaabay

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo ka tacsiyaysay dadkii lagu laayay deegaanka Wardiinle

Next Post
Jawaabta Dowladda Federaalka ee ku aaddan baarista SOMA

Dowladda Soomaaliya oo ka tacsiyaysay dadkii lagu laayay deegaanka Wardiinle

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

July 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Xero Maslax ee...

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

July 25, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

July 25, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

July 25, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In