Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Daawo Sawirrada: Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo maanta tababar u furay suxufiyiin

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Daawo Sawirrada: Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo maanta tababar u furay suxufiyiin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa maanta xarunta wasaaradda ka furay tababar  ku saabsan Qaabka Wariyuhu isaga difaaco qataraha Xilliyada colaadaha.

Tababarkan oo ay soo qabanqaabisay Waaxda Shaqaalaha iyo tababarrada ee Wasaaradda Warfaafinta ayaa waxaa bixinaya Hayadaha Caalamiga ee taageera Suxufiyiinta ee I.M.S &FOJO, waxaana ka qeybgalayaashu ku baran doonaan xirfadaha ay kaga gaashaaman lahaayeen haddii ay soo wajahdo Qatar dhanka ammaankooda la xiriirta.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Max’ed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa si rasmi ah u furay Tababarkan wuxuuna ka hadlay muhiimadda aqoonkororsigaan u leeyahay Suxufiyiinta marxaladda maanta dalku marayo.

“ Waa fursad qaali ah oo loo baahan yahay in aad ka faa’ideysataan  isla markaana xirfadda aad halkaan ka heshaan aad u gudbisaan warfidiyeenada kale aan nasiibka u helin, dhanka kale wasiirku wuxuu cadeeyay in dowladda Soomaaliya ay xoogga saarayso sidii Suxufiyiinta loo sugi lahaa ammaankooda” ayuu yiri wasiir Maareeye.

Munaasabadda Furitaanka tababarkaan waxaa goob joog ka ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Md: C/llaahi Colaad Rooble, Agaasimaha guud ee warfaafinta Md: C/risaaq Cali Yuusuf (Bahlaawi) iyo qaar ka mid ah agaasimayaasha Waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda Warfaafinta.

T3-1-1024x683 T2-1-768x512 T1-1-768x512

T5-1-1024x683

T6-1-1024x683

T7-1-1024x683

T8-1-300x200

2 5

T24-768x5123

T26-640x427

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Wasiirka caddaaladda oo Dhagax dhigay dhismaha Dugsi wax lagu barayo Maxaabiista (Sawirro)

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Dhacdooyinka Maanta Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In