Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka caddaaladda oo Dhagax dhigay dhismaha Dugsi wax lagu barayo Maxaabiista (Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka caddaaladda oo Dhagax dhigay dhismaha Dugsi wax lagu barayo Maxaabiista (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaaradda caddaaladda Soomaaliya Mudane C/laahi Axmed Jaamac (Ilka jiir) ayaa maanta dhagax dhigay Dugisga Xabsiga dhexe ee Xamar,kaasoo loogu tala galay  inay wax ku bartaan maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe.

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac (Goobbe) oo halkaasi kahadlay ayaa sheegay in dugsigan uu noqon doono mid wax lagu baro maxaabiista laguna dhaqan celiyo,wuxuuna sidoo kale ku micneeyay tallaabadan mid kaalin ka qaadaneysa toosinta iyo waxbarida maxaabiista.

Related posts

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

February 28, 2026
Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 28, 2026

“Dugsigan waxa uu noqonayaa mid ay wax ku bartaan maxaabiista, waxaana lagu kala qiimeyn doonaa heerka ay gaarsiisan tahay aqoontooda”Ayuu yiri Generaal Bashiir Goobe.

Suldaan Maxamed Siciid oo ah ganacsadaha Soomaaliyeed ee maalgalinaya dhismaha dugisga xabsiga dhexe ee Xamar, ayaa Taliska Ciidanka  Asluubta Soomaaliyeed ku ammaanay dedaalka ay mujiyeen mid  wax badan kusoo kordhiyey Maxaabiista dalka.

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Dr; Axmed Cali Daahir ayaa tallaabo wanaagsan ku tilmaamay in halkii la ciqaabi lahaa oo kaliya wax la baro maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe ee Xamar,wuxuuna taasi ku tilmaamay mid wax weyn ka beddelaysa dhaqankooda.

Ugu dambeyn Wasiirka wasaarada Cadaaladda Soomaaliya Mudane C/laahi Axmed Jaamac (Ilka Jiir) ayaa ganacsatada kale ku boorriyey in ay muujiyaan doorkooda isagoo u mahad celiyey ganacsadaha maal galinaya howshan iyo Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Asluubta 1Asluubta 2Asluubta 3Asluubta 4Asluubta 5Asluubta 6Asluubta 7Asluubta 8Asluubta 9Asluubta 10Asluubta 11Asluubta 12

Previous Post

Kulan Looga Hadlayo Maalgashiga iyo Xoojinta Bangiyada Soomaaliya oo Nairobi Lagu Qabtay- SAWIRRO

Next Post

Daawo Sawirrada: Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo maanta tababar u furay suxufiyiin

Next Post
Daawo Sawirrada: Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo maanta tababar u furay suxufiyiin

Daawo Sawirrada: Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo maanta tababar u furay suxufiyiin

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Cumar, ayaa kulan la qaatay Wasiirka ku xigeenka Arrimaha Dibadda...

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 28, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

February 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, si uu...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In