Tuesday, May 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qarax miino oo lagu Dilay Suxufi Caan ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Qarax miino oo lagu Dilay Suxufi Caan ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wariye caan ah oo u dhashay  Bellarussia ,isla markaana ka shaqeynaayey Ukraine ayaa la dilay maalinimadii shalay, kadib markii walxaha qarxa loogu xiray Gaariisa oo marayay bartamaha Magaalada  Kiev..

Pavel Sheremet,  oo da’diisu aheyd 44, waxa uu u shaqeynaayey  website ka Ukrainska Pravda,isagoo horay u ahaan jiray mid ka shaqeeya shaqaalaha TV-qaranka ee Raashiya,ka hor intii uusan u soo dhaqaaqin Ukraine.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya

May 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

.Bayaan ka soo baxay Dowladda oo lagu taageeray Boqortooyada Sacuudiga

May 18, 2026

Wariyahaasi ayaa xilligga uu la qarxay Gaari uu watay waxa uu ku socday Radio Vesti oo ah raadiyo gaar ah oo lagu casuumay barnaamij subaxeedka Radio show.

Madaxweynaha Ukrainian Petro Poroshenko ayaa dilka wariyahaaasi ku tilmaamay  dambi, wuxuuna amray in si degdeg ah loo sameeyo baaritaan

qarax-wariye

Previous Post

Wasaaradda Maaliyada oo hirgalisay mashruuc lagu hormarinayo maamulada Gobolada “SAWIRO”

Next Post

SAWIRO: Xaflad Casho sharaf ah oo loo sameeyay Ciyaartooydda Goboladda Hiiraan & Sh/Dhexe.

Next Post
SAWIRO: Xaflad Casho sharaf ah oo loo sameeyay Ciyaartooydda Goboladda Hiiraan & Sh/Dhexe.

SAWIRO: Xaflad Casho sharaf ah oo loo sameeyay Ciyaartooydda Goboladda Hiiraan & Sh/Dhexe.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya

May 18, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya,...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

.Bayaan ka soo baxay Dowladda oo lagu taageeray Boqortooyada Sacuudiga

May 18, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa isku dayga weerar ee loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, kaas oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Safiirka Turkiga iyo saraakiil kale

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Safiirka Turkiga iyo saraakiil kale

May 18, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Alper...

Wasiirka Amniga Gudaha oo Muqdisho ka daah-furay tababarka macallimiinta Booliiska Soomaaliyeed

Wasiirka Amniga Gudaha oo Muqdisho ka daah-furay tababarka macallimiinta Booliiska Soomaaliyeed

May 18, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daah-furay tababarka macallimiinta Ciidanka Booliiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In