Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Isbitaal qaabilsan Hooyada iyo Dhallaanka oo laga furay deegaanka Garas-bintoow+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Isbitaal qaabilsan Hooyada iyo Dhallaanka oo laga furay deegaanka Garas-bintoow+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya iyo Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa si wada jir ah Xarigga uga jaray Xarun loogu Tala-galay in Adeegyada caafimaadka loogu qabto Hooyada iyo Dhalaanka ku nool Degmada Balcad ย taas oo laga hirgaliyey degaanka Garas-Bintow.

Xafladii lagu furayey xarunta waxaa soo Qaban-qaabiyey Ururka Dhalinyarada Asal, ย iyadoo ay ka qayb ย galeen Xildhibaano katirsan baarlamaanka iyo Bulshada ku nool degaanka Garas-Bintow ayaa ugu horeyn waxaa la hadlay gudoomiyaha gobolka shabeelaha dhexe Mudane Cali Cabdulaahi Xuseen ย Guud-laawe isaga oo u mahad celiyey ย intii gacan ka gaysatay dhismaha Xaruntaan.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Xildhibaanย  Cabdi Shire Ciyaar-Jecel iyo Xildhibaan Qaasim Cali Nuur ayaa sheegay in xarun Caafimaad ay aad ugu baahnaayeen shacabkaย  degan degmada balcad.

Malaaq Cali Malaaq Maxamed Wehliyeย  oo ku hadlayey Magaca Nabadoonada ayaa sheegay in bulshada ku nool gobolka shabeelaha dhexe ay ka liitaan Xarumaha Caafimaad iyo waxbarashada loogu talagalay.

Intii ay Munaasabada socotay ayaa xarunta xariga laga jarayey waxa ku dhashay wiil iyadoo loo bixiyey Caseer sida uu ku dhawaqay Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Caafimaada Cismaan Maxamed Cabdi ย โ€œDaalloโ€

Munasabada inta ay socotay waxaa Shahaadooyin lagu Gudoonsiiyey Arday ka qalin jabisay iskuul markii ugu horaysay laga furay dhawaan degaanka Garas-Bintow.

Xaruntaan Caafimaad ayaa noqonaysa mid wax weyn u tarta shacabka degmada Balcad degan iyaga oo markii hore xaaladaha la xariira dhanka Caafimaadka u soo aadi jiray Magaalada Muqdisho.

IMG_0015-1 IMG_0029-1 IMG_0039-1 IMG_0043-1 IMG_0056 IMG_0194 IMG_0199 IMG_0259 IMG_0315 IMG_0336 IMG_0351 IMG_0363 IMG_0371 IMG_0395 IMG_0398 IMG_0407-1 IMG_0410 IMG_0417 IMG_0421-2 IMG_0431-2 IMG_0434-2

Previous Post

Madaxweynaha: โ€œCadowga Al Shabaab waxaad u dhigteen cashar lama ilaabaan ah”+Sawirro

Next Post

Shirkii u socday Wasaarada Maaliyadda iyo Maamulada Gobolada oo lagu soo gagabeeyey magaalada Nairobi “SAWIRO”

Next Post
Shirkii u socday Wasaarada Maaliyadda iyo Maamulada Gobolada oo lagu soo gagabeeyey magaalada Nairobi “SAWIRO”

Shirkii u socday Wasaarada Maaliyadda iyo Maamulada Gobolada oo lagu soo gagabeeyey magaalada Nairobi "SAWIRO"

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In