Thursday, September 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Isbitaal qaabilsan Hooyada iyo Dhallaanka oo laga furay deegaanka Garas-bintoow+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Isbitaal qaabilsan Hooyada iyo Dhallaanka oo laga furay deegaanka Garas-bintoow+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya iyo Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa si wada jir ah Xarigga uga jaray Xarun loogu Tala-galay in Adeegyada caafimaadka loogu qabto Hooyada iyo Dhalaanka ku nool Degmada Balcad  taas oo laga hirgaliyey degaanka Garas-Bintow.

Xafladii lagu furayey xarunta waxaa soo Qaban-qaabiyey Ururka Dhalinyarada Asal,  iyadoo ay ka qayb  galeen Xildhibaano katirsan baarlamaanka iyo Bulshada ku nool degaanka Garas-Bintow ayaa ugu horeyn waxaa la hadlay gudoomiyaha gobolka shabeelaha dhexe Mudane Cali Cabdulaahi Xuseen  Guud-laawe isaga oo u mahad celiyey  intii gacan ka gaysatay dhismaha Xaruntaan.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Xildhibaan  Cabdi Shire Ciyaar-Jecel iyo Xildhibaan Qaasim Cali Nuur ayaa sheegay in xarun Caafimaad ay aad ugu baahnaayeen shacabka  degan degmada balcad.

Malaaq Cali Malaaq Maxamed Wehliye  oo ku hadlayey Magaca Nabadoonada ayaa sheegay in bulshada ku nool gobolka shabeelaha dhexe ay ka liitaan Xarumaha Caafimaad iyo waxbarashada loogu talagalay.

Intii ay Munaasabada socotay ayaa xarunta xariga laga jarayey waxa ku dhashay wiil iyadoo loo bixiyey Caseer sida uu ku dhawaqay Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Caafimaada Cismaan Maxamed Cabdi  “Daallo”

Munasabada inta ay socotay waxaa Shahaadooyin lagu Gudoonsiiyey Arday ka qalin jabisay iskuul markii ugu horaysay laga furay dhawaan degaanka Garas-Bintow.

Xaruntaan Caafimaad ayaa noqonaysa mid wax weyn u tarta shacabka degmada Balcad degan iyaga oo markii hore xaaladaha la xariira dhanka Caafimaadka u soo aadi jiray Magaalada Muqdisho.

IMG_0015-1 IMG_0029-1 IMG_0039-1 IMG_0043-1 IMG_0056 IMG_0194 IMG_0199 IMG_0259 IMG_0315 IMG_0336 IMG_0351 IMG_0363 IMG_0371 IMG_0395 IMG_0398 IMG_0407-1 IMG_0410 IMG_0417 IMG_0421-2 IMG_0431-2 IMG_0434-2

Previous Post

Madaxweynaha: “Cadowga Al Shabaab waxaad u dhigteen cashar lama ilaabaan ah”+Sawirro

Next Post

Shirkii u socday Wasaarada Maaliyadda iyo Maamulada Gobolada oo lagu soo gagabeeyey magaalada Nairobi “SAWIRO”

Next Post
Shirkii u socday Wasaarada Maaliyadda iyo Maamulada Gobolada oo lagu soo gagabeeyey magaalada Nairobi “SAWIRO”

Shirkii u socday Wasaarada Maaliyadda iyo Maamulada Gobolada oo lagu soo gagabeeyey magaalada Nairobi "SAWIRO"

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In