Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhiirigelin loo sameeyay ciyaartoyda Jubbaland- Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Dhiirigelin loo sameeyay ciyaartoyda Jubbaland- Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka lagu dheerigalinayay ciyaartoyda kubada cagta ee Jubaland ayaa lagu qabtay magaaladda Muqdisho, waxaana  ka qeybgalay  agaasimaha waaxda qorsheynta wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee xukuumadda Soomaaliya,madaxda xariirka kubadda cagta ee  Jubbaland iyo xubno kale.

Agaasimaha waaxda qorshenta wasaaradda Kaluumeysiga, Cabdiwaaxid Ibraahim Sheekh oo soo qaban qaabiyay kulanka  ayaa waxaa uu kula  dardaarmay in ay ku dadaalaan sidii  ay guul ugu soo hoyn lahaayeen ciyaarta kama dambeysta ah oo ay maanta la yeelan doonaan kooxda kubadda cagta ee Puntland.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

“Sida aan ognahay ciyaartoyda Jubbaland waxaan taariikhda ku ahayna in  koobkan ay qaaday sideed jeer , waxa hada nalaga  doonayaa mudo 20 sano ka dib inaa koobkaasi aynu keeno  Jubbaland, waxana idin balan qaadayaa inaa idin garab taaganahay,“ ayuu yiri C/waaxid.

Madaxa xariirka kubad  cagta ee Jubbaland oo ka hadlay  kulanka ayaa waxaa uu u mahadceliyay agaasimaha qorsheynta  sida wanaagsan uu garab istaagay ciyaartoyda, isagoo sheegay in ay ku dadaali doonan sidii guul u gaari lahaayeen.

Ugu dambeyntii ciyaartoyda kubadda cagta ee  Jubbaland ayaa agaasimaha waaxda qorsheynta ee wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee dowladda Soomaaliya waxaa uu gudoonsiiyay  hadiyad uu ugu talagalay ciyaartoyda si niyad dhis ah.

Si kastaba, galab ayaa garoonka kubadda cagta ee Stadium Banaadir, waxaa ku balansan kooxaha kubadda cagta ee Puntland iyo Jubbaland taas oo si weyn looga hadal hayo baraha bulshada ay wada xiriirto.

vlcsnap-2016-07-26-09h47m56s116 vlcsnap-2016-07-26-09h48m30s205 vlcsnap-2016-07-26-09h48m45s93 vlcsnap-2016-07-26-09h49m19s180 vlcsnap-2016-07-26-09h49m25s243 vlcsnap-2016-07-26-09h49m30s35 vlcsnap-2016-07-26-09h49m35s87 vlcsnap-2016-07-26-09h49m46s195 vlcsnap-2016-07-26-09h49m53s4 vlcsnap-2016-07-26-09h50m22s40 vlcsnap-2016-07-26-09h50m27s90 vlcsnap-2016-07-26-09h50m32s140 vlcsnap-2016-07-26-09h51m13s37

Previous Post

AMISOM: labo gaari ayaa lagu soo weeraray Xalane, waana laga hortagay

Next Post

Dhagayso : Waraysi Gaara  Wasiirka Wasaradda Hubkadhigista Dhaqancelinta maleeshiyaad K/Galbeed

Next Post

Dhagayso : Waraysi Gaara  Wasiirka Wasaradda Hubkadhigista Dhaqancelinta maleeshiyaad K/Galbeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In