Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

45 qofood oo ku dhimatay qarax loo adeegsaday gaari xamuul ah oo ka dhacay dalka Siiriyo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
45 qofood oo ku dhimatay qarax loo adeegsaday gaari xamuul ah oo ka dhacay dalka Siiriyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

45 ruux ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen, 170 kalena ay ku dhaawacmeen weerary loo adeegsaday gaaro xamuul ah oo qaraxyo lagu soo buuxiyay kaasoo saakay ka dhacay magaalada  Qamishli oo ku taal waqooyiga dalka Suuriya.

Weerarkan ayaa la sheegay in lala beegsaday saldhig ciidan oo ku yaalaa magaaladaasi wuxuuna sababay qaraxani burbur aad u xooggan iyo dhimashada 45 qofood iyo dhaawaca 170 kale iyadoo la rumeysanyahay in tirada dhimashadu ay intaa ka sii badantahay..

Related posts

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026

Ilaa iyo hadda si rasmi ah looga oga  cidda ka dambeysa weerarkan, balse bogga internetka ay ku leeyihiin ISIS ayaa lagu qoray in qarax ismiidaamin ah lala beegsaday saldhig ciidan oo magaalada Qamishli ku yaal, laakiin laguma sheegan mas’uuliyadda weerarka.

qamishli

Previous Post

R.W. Ku-Xigeenka oo ka tacsiyeeyay dadkii ku waxyeelloobay qaraxii shalay

Next Post

Daawo Sawirrada: Ciyaartiooyda Soomaaliya uga qeybgeleysa ciyaaraha Olimbikada Brazil oo ku jira diyaar-garowgoodii ugu dambeeyay

Next Post
Daawo Sawirrada: Ciyaartiooyda Soomaaliya uga qeybgeleysa ciyaaraha Olimbikada Brazil oo ku jira diyaar-garowgoodii ugu dambeeyay

Daawo Sawirrada: Ciyaartiooyda Soomaaliya uga qeybgeleysa ciyaaraha Olimbikada Brazil oo ku jira diyaar-garowgoodii ugu dambeeyay

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In