Wednesday, August 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Ifraax Foundation oo Muqdisho ku qabatay dood ku saabsan dhibaatada gudniinka Fircowniga+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Ifraax Foundation oo Muqdisho ku qabatay dood ku saabsan dhibaatada gudniinka Fircowniga+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoon isweedaarsi ku saabsan joojinta gudniinka fircooniga ah oo ay soo qaban qaabisay hay’adda Ifraax Foundation oo kaashanaysa  wasaaradda haweenka Soomaaliya iyo hay’adda Orchid Project ayaa waxaa ka qeybgalay, wasiirka diinta iyo awqaafta Soomalaiya C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi, xeer ilalaiyaha guud ee qaranka, wasiir kuxigeenka warfafinta mudane C/laahi Colaad Rooble, wasiir kuxigenka haweenka Muumino Sheekh Cumar’qeybaha kala duwan ee bulshada rayid iyo  xubno ka socday Maamul goboleedyada.

Ka qeybgalayaasha ayaa ka dooday caqabadaha gudniinkan fircowniga ah  iyaga oo ka eegaya dhinacyada Shareecadda Islaamka iyo xuquuq Aadanaha heer Qaran iyo heer Caalami si loo fahmo dhibaatooyinka uu leeyahaya gudniinka fircowniga ah.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮 𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐅𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐮-𝐗𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮 𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐅𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐮-𝐗𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚

August 25, 2026
Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

August 25, 2026

Ifraax Macalin Axmed oo ah guddoomiyaha hay’adda Ifraax Foundation oo soo qaban qaabisay barnaamijkani   ayaa ka hadashay ahmiyadda barnaamijkaan uu u leeyahay Haweenka ayaa tiri “Gudniinka fircooniga ah, waxa uu dhibaato caafimaad xumo uu ku yahay Haweenka oo la dhibtooda xanuunka gudniinka marka ay dhalayaan” ayuuy

Wasiir kuxigeenka warfafinta mudane C/laahi Colaad Rooble iyo wasiir kuxigenka haweenka Muumino Sheekh Cumar oo ka hadlay kulankaasi ayaa dhankoodi ka hadlay arimaha laxiriira gudniinka fircowniga ah ayagoo muujiyay ahmiyadda ay leedahay in bulshadu ay fahamto dhibaatooyinka gudniinka fircowniga ah uu leeyahay.

Xeerilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in dib u eegista Xeerka ciqaabta ay ku dari doonaan qorshaha lagu mamnuucayo gudniinka fircooniga.

“Dalka hadda malaha qanuun si rasmiya u mamnuucaya gudniinka fircooniga ah, hase ahaatee waxaan ku dari doonaa dib u eegista Xeerka ciqaabta Soomaaliyeed.”

Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta C/qaadir Sheikh Cali (Baqdaadi) ayaa sheegay  in ay tahay in Gudniinka Haweenka lagu saleeyo shareecadda Islaamka.

Warbixin ay soo saartay Hay’adda UNICEF ee QM Sanadkaan ayey ku sheegtay in tirade Haweenka adduunka ee maray Gudniinka Fircooniga ay gaareyso 200 oo Milyan, iyada oo Soomaaliya ay safka hore kaga jirto dalalkaasi.

_MG_5029 _MG_5042 _MG_5044 _MG_5048 _MG_5049 _MG_5055 _MG_5059 _MG_5065 _MG_5071 _MG_5099 _MG_5100 IMG_4983 IMG_4985 IMG_4986 IMG_4987 IMG_4988 IMG_4990 IMG_4991 IMG_4992 IMG_4993 IMG_4994 IMG_4999 IMG_5001 IMG_5002

Previous Post

Barnaamijka Kulanka todobaadka oo looga hadlay Afkaarta qaldan ee Shabaab+Dhageyso

Next Post

Dowladaha Kenya iyo China oo iska kaashanaya dhanka amniga

Next Post
Dowladaha Kenya iyo China oo iska kaashanaya dhanka amniga

Dowladaha Kenya iyo China oo iska kaashanaya dhanka amniga

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮 𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐅𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐮-𝐗𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮 𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐅𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐮-𝐗𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚

August 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga...

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

August 25, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026
0

Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In