Tuesday, August 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Turkiga oo shaaciyay Tirada askartii ka qeyb qaatayay  Afganbigii Dhicisoobay.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Turkiga oo shaaciyay Tirada askartii ka qeyb qaatayay  Afganbigii Dhicisoobay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bayaan ka soo baxay hogaanka Sare ee ciidanka Turkiga oo uu baahiyay Talafashinka NTV ayaa faahfaahin looga bixiyay TIRADA Ciidanka iyo gaadiidka dagaal eek a qeyb galay iskuday-gii Afganbi ee dhicisoobay bartamahii Bishii July.

Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay in 8651 Askari ay ka qeyb galeen isku dayga Afganbi ee,dhamaan askartasi ayay sheegeen in ay ka tirsanaayeen Kooxda uu hogaamiyo Wadaad Diimeedka Turkiga ah eek u dhaqan maraykanak fathulah Gulam.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

August 4, 2026
Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

August 4, 2026

Bayaanka sidoo kale waxaa lagu sheegay in 35 Diyaardood, 37 Helikobtar, loo adeegsaday iskud ayga Afganbi, kaasi oo ay ku geeriyoodeen 246 ruux, halka ugu yaraana ay ku dhaawacmeen 2000 oo kale.

Shalay ayay ahayd markii Ciidamada gaar ah ee dalka Turkiga ay xireen 11 askari oo lagu eedeeyay inay weerareen hotel uu ku sugnaa Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan markii uu dhacayay afgambigii dhicisoobay.

267656_0

Previous Post

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Xiim-Cadde

Next Post

Ra’iisul wasaaraha Turkiga: Dhaqaalaha wuu ka xoogan yahay ka hor isku daygii afgambi

Next Post
Ra’iisul wasaaraha Turkiga: Dhaqaalaha wuu ka xoogan yahay ka hor isku daygii afgambi

Ra’iisul wasaaraha Turkiga: Dhaqaalaha wuu ka xoogan yahay ka hor isku daygii afgambi

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

August 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan la yeeshay Mudane George Conway, Ku-xigeenka Ergayga Xoghayaha...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

August 4, 2026
0

Muqdisho ayaa goordhow martigelin doonta Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb geli doonaan mas'uuliyiin ka tirsan...

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

August 3, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

August 3, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In