Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Galmudug oo laga Taageerayo Dhismaha Xabsiyada iyo Daryeelka maxaabiista “SAWIRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Galmudug oo laga Taageerayo Dhismaha Xabsiyada iyo Daryeelka maxaabiista “SAWIRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga hadlayay dhismaha xabsiyada iyo daryeelka maxaabiista ku xiran Xabsiyada Galmudug ayaa Maanta Talaado ah lagu qabtay magaalada galkacyo, kaasi oo ay wada yeesheen saraakiil ka socatay Hay’adda UNDP masuliyiin ka socatay wasaaradaha amniga dowladda  Fadaraalka  Dowlad Goboleedlka galmudg .

Kulanka Ayaan Ujeedkiisu ahaa sidii laysaga kaashan lahaa dhameystirka dhismaha xabsiga weyn Galmdug ee magaalada galkacyo kaas oo wali qabyo ah iyo sidii looga hortagi lahaa xagjirnimada, faldanbiyeedyada iwm.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Markii uusoo idlaaday kulanka ayaa waxaa masuuliyiintu ay kormeer ku tageen halka laga bilaabay dhismaha xabsiga iyagoo u kuurgalayay halka uu marayo xabsiga Kormeerka kadib ayaa waxaa warbaahinta qaranka la hadlay qaar ka mid ah masuuliyiintii ka socatay wasaaradaha Amniga  Dowladda faderaalka iyo Galmdug.

Ugu horeeyna waxaa warbaahinta usharaxay waxyaabihii looga hadlayay kulanka wasiiru dowlaha wasaarada Amniga Galmdug C/laahi Axmed Calasoow waxaana uu sheegay in ay isla garteen xog uruurisi fiican oo ku aadan qaabkii looga hortagi lahaa xagjirnimada oo aduunka kusii baaheeysa gaar ahaana bariga afrika, halkaan aan joogno waa xabsiga  waana mid ay dhiseen ganacsato reer Galmdug ah, waana qabyo , hadana waxaan ka codsanaya ineey noo dhameeystiraan dhismaha xabsigaan .

Agaasimaha dhaqan celinta maleeshiyaadka ee Wasaarada Amniga Gudaha dowlada fadaraalka soomaaliya Maalik Cabdalla ayaa faah faahin doorka ay ka qaadanayaan ka wasaarad ahaan qorshaha dhismaha xabsiga iyo daryeelka maxaabiista ,

Inkastoo aysan aheyn markii u horeeysay oo saraakiil ka socata Hay’addaha qaramada midoobay qaarkood ay kulan looga hadlayo dhismaha iyo dhameystirka xabsiga weyn ee galmudug ee ku yaala  magaalada Galkacyo la qaataan madaxda Galmudug ayaa haddana aysan suurta galin in la dhameystiro dhismaha xabsigaasi si loogu daryeelo maxaabiista ku xiran saldhigyada iyo xabsiyada yar yare ee ku yaala magaalada galkacyo kuwaasi oo aan ku filneeyn tirada maxaabiista ee haatan kuxiran

vlcsnap-2016-08-09-15h44m28s33 vlcsnap-2016-08-09-15h44m20s220 vlcsnap-2016-08-09-15h44m09s103 vlcsnap-2016-08-09-15h43m54s206 vlcsnap-2016-08-09-15h42m37s205 vlcsnap-2016-08-09-15h42m26s104 vlcsnap-2016-08-09-15h42m19s0

W/D= Wariye C/risaaq Maxamed Axmed(C/risaaq Galkacyo)

Previous Post

Shirka Madasha wada tashiga oo goor dhow la soo gabagabeeyay lagana soo saaray War-murtiyeed

Next Post

Ra’iisul Wasaare Cumar ayaa magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed

Next Post
Ra’iisul Wasaare Cumar ayaa magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed

Ra'iisul Wasaare Cumar ayaa magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In