Tuesday, September 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Galmudug oo laga Taageerayo Dhismaha Xabsiyada iyo Daryeelka maxaabiista “SAWIRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Galmudug oo laga Taageerayo Dhismaha Xabsiyada iyo Daryeelka maxaabiista “SAWIRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga hadlayay dhismaha xabsiyada iyo daryeelka maxaabiista ku xiran Xabsiyada Galmudug ayaa Maanta Talaado ah lagu qabtay magaalada galkacyo, kaasi oo ay wada yeesheen saraakiil ka socatay Hayโ€™adda UNDP masuliyiin ka socatay wasaaradaha amniga dowladdaย  Fadaraalkaย  Dowlad Goboleedlka galmudg .

Kulanka Ayaan Ujeedkiisu ahaa sidii laysaga kaashan lahaa dhameystirka dhismaha xabsiga weyn Galmdug ee magaalada galkacyo kaas oo wali qabyo ah iyo sidii looga hortagi lahaa xagjirnimada, faldanbiyeedyada iwm.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026

Markii uusoo idlaaday kulanka ayaa waxaa masuuliyiintu ay kormeer ku tageen halka laga bilaabay dhismaha xabsiga iyagoo u kuurgalayay halka uu marayo xabsiga Kormeerka kadib ayaa waxaa warbaahinta qaranka la hadlay qaar ka mid ah masuuliyiintii ka socatay wasaaradaha Amnigaย  Dowladda faderaalka iyo Galmdug.

Ugu horeeyna waxaa warbaahinta usharaxay waxyaabihii looga hadlayay kulanka wasiiru dowlaha wasaarada Amniga Galmdug C/laahi Axmed Calasoow waxaana uu sheegay in ay isla garteen xog uruurisi fiican oo ku aadan qaabkii looga hortagi lahaa xagjirnimada oo aduunka kusii baaheeysa gaar ahaana bariga afrika, halkaan aan joogno waa xabsiga ย waana mid ay dhiseen ganacsato reer Galmdug ah, waana qabyo , hadana waxaan ka codsanaya ineey noo dhameeystiraan dhismaha xabsigaan .

Agaasimaha dhaqan celinta maleeshiyaadka ee Wasaarada Amniga Gudaha dowlada fadaraalka soomaaliya Maalik Cabdalla ayaa faah faahin doorka ay ka qaadanayaan ka wasaarad ahaan qorshaha dhismaha xabsiga iyo daryeelka maxaabiista ,

Inkastoo aysan aheyn markii u horeeysay oo saraakiil ka socata Hayโ€™addaha qaramada midoobay qaarkood ay kulan looga hadlayo dhismaha iyo dhameystirka xabsiga weyn ee galmudug ee ku yaalaย  magaalada Galkacyo la qaataan madaxda Galmudug ayaa haddana aysan suurta galin in la dhameystiro dhismaha xabsigaasi si loogu daryeelo maxaabiista ku xiran saldhigyada iyo xabsiyada yar yare ee ku yaala magaalada galkacyo kuwaasi oo aan ku filneeyn tirada maxaabiista ee haatan kuxiran

vlcsnap-2016-08-09-15h44m28s33 vlcsnap-2016-08-09-15h44m20s220 vlcsnap-2016-08-09-15h44m09s103 vlcsnap-2016-08-09-15h43m54s206 vlcsnap-2016-08-09-15h42m37s205 vlcsnap-2016-08-09-15h42m26s104 vlcsnap-2016-08-09-15h42m19s0

W/D= Wariye C/risaaq Maxamed Axmed(C/risaaq Galkacyo)

Previous Post

Shirka Madasha wada tashiga oo goor dhow la soo gabagabeeyay lagana soo saaray War-murtiyeed

Next Post

Ra’iisul Wasaare Cumar ayaa magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed

Next Post
Ra’iisul Wasaare Cumar ayaa magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed

Ra'iisul Wasaare Cumar ayaa magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
0

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In