Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaxwadu ama Bunka  waxay ka hortagtaa dhibaatada wadna xanuunka.

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Qaxwadu ama Bunka  waxay ka hortagtaa dhibaatada wadna xanuunka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaar ka mid ah bulshada ayaa u arka Bunka ama qaxwadu inay ka mid tahay caado dhaqameedka aan laga maarmin, halka kuwo kalena ay u arkaan caado xun oo caafimaadka wax u dhibta, hase ahaatee cilmibaaris cusub oo arintaasi laga sameeyay ayaa cadeysay in cabida qaxwadu ama Bunka uu wax ka taro yareynta cudurka sababa wadnaha oo istaaga.

Inbadan oo ka mid  ah dadka cadeystay inay qaxwo cabaan ugu yaraan maalintii hal mar ama hal koob ayaa aaminsan in laga helo firfircooni, halka kuwa kalena ay u arkaan in cabida qaxwada la iska dhaafo sababo caafimaada owgeed,hase yeeshee daraasadan cusub ayaa sheegeysa in isticmaalka qaxwadu ay sameyn wanagasan ku leedahay caafimaadkeena, iyadoo isticmaalka maallintiiba koob ama labo qaxwaoah ay suurta galka tahay inay wax ka tarto cudurka wadna xanuunka oo dad bani ay ku dhintaan.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Cilmibaaristani oo lagu soo daabacay Wargeyska ka soo baxa dalka Jarmalka oo arimaha caafimadka ka hadla ayaa culimada caafimaadku waxa ay ku ogaadeen in dadka qaxwada isticmaala ay ka caafimaad fiican yihiin kuwa aan isticmaalin, marka laga hadlayo halista cudurka wadna xanuunka.

Khubarada ayaa sheegaya in qaxawada oo si qiyaas ah loo isticmaalo ay yareyso cuduro ay ka mid yihiin, sokorta ama macaanka,cudurada beerka ,iyo yareynta heerka maadada Cholesterolka oo dhiiga qofka u bedeleysa dux.

Previous Post

Madaxweynaha oo baaq ku aaddan doorashooyinka u diray shacabka Soomaaliyeed

Next Post

Degmo ka mid ah Gobolka banaadir oo la Abaal mariyay

Next Post

Degmo ka mid ah Gobolka banaadir oo la Abaal mariyay

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In