Tuesday, September 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

John Kerry oo la kulmi doona wasiirada arimaha dibadda bariga Afrika

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
John Kerry : waa taageeraynaa doorashada Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha arimaha dibadda ee dalka Mareykanka John Kerry ayaa maanta sideed kamid ah wasiirada dalalka Afrika waxaa uu kula kulmi doonaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayagoo ka wadahadli doono sidii loo xakameyn lahaa dagaalka sokeeye ee ka socda dalka Suudaanta koofureed iyo xaaladda siyaasadda Soomaaliya.

Mr. Kerry ayaa waxaa uu sidoo kale la kulmi doonaa madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ka hor inta uusan ka qeybgalin shirka wasiirada arimaha dibadda dalalka Kenya, Uganda, Suudaanta koofureed , Suudaan, Djibouti, Tanzania, Soomaaliya iyo Ethiopia to discuss
“Waxaa ka wadahadli doonaa sida aan horey ugu dhaqaajin laheyn isku dayga hirgelinta heshiis nabadeed wadanka Suudaanta koofureed,”  sidaa waxaa sheegay sarkaal sare oo ka tirsan waaxda arimaha dibadda.

Related posts

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
Wasiirka  Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2026

“Dadka Suudaanta koofureed muddo dheer ayay dhibaatoonayeen, sii socoshada xasilooni la’aanta ayaa keentay in ay malaayiin kamid ah dadkaas ay guriyahooda ka qaxaan isla markaana xaaladda bani’aadanimo noqoto mid faraha ka baxda,”

John Kerry, ayaa madaxweynaha dalka Kenya Uhuru  Kenyatta waxaa arimaha uu kala hadli doono kamid ah xaalada siyaasadeed iyo tan amni ee Soomaaliya maadaama dowladda Kenya ay kamid tahay dalalka ciidamada ka howlgalaan Soomaaliya.

Mr. Kerry, ayaa sidoo kale madaxda Kenya ku boorin doona in ay ka laabtaan go’aankii ahaa in ay albaabada u laabi doonaan xeryaha Dhadhaab oo ay ku jiraan dad Soomaaliyeed uu muddo ka badan 20 sano halkaasi ku noolaa.

Xoghayaha arimaha dibadda ee dalka Mareykanka waxaa uu kadib booqashadiisa dalka Kenya u gudbi doonaa dalka Nigeria isagoo tagi doona magaalada Sokoto, oo ah magaalo taariikhi ah oo ay degaan muslimiinta dalka Nigeria, waxaana uu magaalada Abuja kula kulmi doona madaxweynaha dalkaas Muhammadu Buhari.

 

Previous Post

Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha baarlamaanka oo cambaareeyay weerarkii waxashnimo ee argagixisada ay ka fuliyeen Gaalkacyo

Next Post

Wasiiru Dowlaha Warfaafinta oo la kulmay Wasiirka Warfaafinta ee Suudaan iyo Wasiiro kale ”SAWIRRO”

Next Post
Wasiiru Dowlaha Warfaafinta oo la kulmay Wasiirka Warfaafinta ee Suudaan iyo Wasiiro kale ”SAWIRRO”

Wasiiru Dowlaha Warfaafinta oo la kulmay Wasiirka Warfaafinta ee Suudaan iyo Wasiiro kale ''SAWIRRO''

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...

Wasiirka  Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

September 14, 2026
0

Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026
0

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In