Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliiska Soomaliyeed oo kormeeray xarumaha Ciidanka Booliiska ee Magaalada Gaalkacyo.+SAWIRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliiska Soomaliyeed oo kormeeray xarumaha Ciidanka Booliiska ee Magaalada Gaalkacyo.+SAWIRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

General Bashiir Cabdi Maxamed Taliye ku xigeenka labaad ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta kormeer uu ugu kurgalayo xaaladda Ciidankaย Booliiska Galmudug ku tagay qaar ka mid ah xarumaha Ciidanka Booliiska ee Magaalada Gaalkacyo.

Generaal Bashiir Cabdi Maxamed ayaa intii uu guda jiray kormeerkiisaย waxa uu warbixinno ku aadan xaalada ay ku shaqeeyaan Ciidanka Booliiskaย Galmudug ka dhagaystay saraakiisha Ciidanka Booliiska Galmudug, kuwaasiย oo faah faahin guud ka siiyay xaaladaha shaqo eeย  Ciidankaย Booliska iyo doorka ay ka qaataan sugidda iyo adkeynta amaankaย Magalada Gaalkacyo iyo guud ahaan deegaanada Galmudug,

Related posts

Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.

Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.

February 16, 2026
๐’๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐ฒ ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ง๐ข๐๐š๐š๐ฆ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐š๐š๐œ๐š๐๐š๐ก๐š (๐ƒ๐ซ๐š๐ข๐ง๐š๐ ๐ž ๐ฌ๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ) ๐ž๐ž ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š Aadan Cadde oo la qabtay.

waxaana ayย sheegeen in ay jirto dhibaatooyin la xariira agabyada ay uย baahan yihiin in ay ku shaqeeyaan Ciidanka Booliiska Galmudug iyo waxyaabaha xilligaani lama huraanka u ah gudashada waajibaadkooda shaqo sidaas waxaa sheegay taliye kuย xigeenka ciidamada Booliiska ee Galmudugย G/sare Cabdi Jaamac Cabdule

Taliyaha qeybta Booliiska Gobalka Mudug G/sare Maxamed Nuur Caliย Gadaar ayaa isna ku warbixiyay in ay jiraan ciidamo qaba dhaawacyo kusoo gaaray howlo shaqo isla markaana wax looga qabanย waayay dalka gudihiisa, kuwaasoo u baahan in ay helaan daawaynย caafimaad oo dalka dibadiisa ah waxaana uu ka codsaday taliska sare ee Ciidanka Booliiska Fedaraalka Soomaaliyeed in ay ka caawiyaan sidiiย ciidamadaasi u heli lahaayeen daryeelka caafimaad ay u baahan yihiin.

Warbixintaasi kadib ayaa waxaa Genaraal Bashiir Cabdi Maxamed uuย sheegay in ujeedka socdaalkoodu uu yahay mid la xariira u kuurgaliddaย xaaladda Ciidanka Booliiska Fedaralka Soomaaliyed iyo sidii loo siiย kordhin lahaa isku xirka iyo wadashaqeeynta Ciidanka Booliiska.

Gaalkacyo1Gaalkacyo11Gaalkacyo3Gaalkacyo4Gaalkacyo5Gaalkacyo6Gaalkacyo7Gaalkacyo8Gaalkacyo9Gaalkacyo10

Previous Post

Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka oo maanta booqanaya dalka Turkiga

Next Post

Buundada weyn ee deeganka Tixsiile oo la dayactiray+SAWIRO

Next Post
Buundada weyn ee deeganka Tixsiile oo la dayactiray+SAWIRO

Buundada weyn ee deeganka Tixsiile oo la dayactiray+SAWIRO

Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.

Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.

February 16, 2026
0

Dowladda Turkiga ayaa waxaa shalay laga soo sagootiyey Markabka CaฤŸri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal...

๐’๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐ฒ ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ง๐ข๐๐š๐š๐ฆ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐š๐š๐œ๐š๐๐š๐ก๐š (๐ƒ๐ซ๐š๐ข๐ง๐š๐ ๐ž ๐ฌ๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ) ๐ž๐ž ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š Aadan Cadde oo la qabtay.

๐’๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐ฒ ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ง๐ข๐๐š๐š๐ฆ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐š๐š๐œ๐š๐๐š๐ก๐š (๐ƒ๐ซ๐š๐ข๐ง๐š๐ ๐ž ๐ฌ๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ) ๐ž๐ž ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š Aadan Cadde oo la qabtay.

February 16, 2026
0

Shirka waxaa shir-guddoominayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Gaadiidka iyo Duulista hawada XFS Mudane Cumar Cali Afrax, waxaana ku wehlinayay Maareeyaha...

Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

February 16, 2026
0

Magaalada Nairobi ayaa lagu qabtay munaasabad mahadnaq iyo soo dhaweyn isugu jirta oo loo sameeyay Danjire Elyaas Barre Shiil, kaddib...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

February 16, 2026
0

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay laba dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta Al Shabab.  ...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In