Friday, July 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dalka oo ka qeybgalay qalinjebinta kumanaan arday ah SAWIRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dalka oo ka qeybgalay qalinjebinta kumanaan arday ah SAWIRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa manta ka qeybgalay qalinjebinta arday gaareysay kumanaan oo ay u badnaayeen shaqaale ka tirsan xafiisyada hey’adaha dowladda.

Munaasabadda oo ay kasoo qeybgaleen masuuliyiin katirsan dowladda ayaa Ra’iisal Wasaare xigeenka gudoonsiiyay abaalmarino iyo shahaadooyin ardayda kaalimaha hore ka galay waxbarashadooda.

Related posts

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026

Mudane Carteh ayaa sheegay in dalka uu u baahanyahay dhalinyaro ka fiyoow qabyaaladda oo ku xeel-dheer qeybaha kala duwan ee cilmiga.

‘’Dalkeenna waxa dib u dhigay waa jahliga hareeyay dhalinteena ee u horseeday in lagu tilmaamo sifooyinka xun, dalkeenna u ma baahna dhalinyaro jaahiliin ah oo isgu qarxiya hoyooyinkooda ee waxaan u baahanahay dhalinyaradan cilmiga baratay ee ku hanweyn dib u dhiska dalkooda”.

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka ayaa hambalyo u diray dhamaan ardaydii manta qalinjebisay kuna booriyay iney dib u la soo noqdaan astaamihi wanaagsanaa ee lagu yaqiin dhalinyarada Soomaaliya.

“Waxaan idiin ku hambalyeeynayaa sanadihi dheeraa aad waxbarashada ku jirteen, waxaan idinku dhiiragelinaya inaad sii wadaan halganka aad ugu jirtaan wanaajinta mustaqbalkiina”

Mudane Maxamed Cumar Carteh oo soo xiray munaasabadda ayaa sheegay in xukuumadda ay masuuliyad isga saareyso shaqo u helida dhamaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee ka qalinjebiyay Jaamcadaha ku yaalla dalka.

unnamed unnamed__1_ unnamed__6_

Previous Post

DAAWO: Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Ka Warbixiyay Kulankii John Kerry Iyo Shirka IGAD Ee Muqdisho Ka Dhici Doona

Next Post

Ra’iisal Wasaaraha oo kulan la qaatay guddiga heer wasiir ee u xil saaran maareynta siyaasadda ku aadan tahriibka-Sawirro

Next Post
Ra’iisal Wasaaraha oo kulan la qaatay guddiga heer wasiir ee u xil saaran maareynta siyaasadda ku aadan tahriibka-Sawirro

Ra’iisal Wasaaraha oo kulan la qaatay guddiga heer wasiir ee u xil saaran maareynta siyaasadda ku aadan tahriibka-Sawirro

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In