Monday, August 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka arimaha gudaha oo Suudaan kulan kula yeeshay masโ€™uuliyiinta jaamacadda caalamiga ah ee Afrika-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka arimaha gudaha oo Suudaan kulan kula yeeshay masโ€™uuliyiinta jaamacadda caalamiga ah ee Afrika-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi oo uu hor kacayo Wasiirka Arrimaha gudaha ee dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo habeenimadii xalay ahayd soo gaaray dalka Suudaan ayaa maanta kulan kula qaatay xarunta Jaamacadda Caalamiga ah ee Afrika gudoomiyaha jaamacadaas.

Kulankaas oo ay goob joog ka ahaayeen Safiirka Soomaaliya ee Suudaan Maxamed Cabdulaahi Ugaas ayaa waxaa looga hadlay xariirka labada dowladood iyo arrimo quseeya dhanka waxbarashada iyo heerka ay gaarsiisan tahay.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐

August 2, 2026
Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

August 2, 2026

Wasiir Odowaa oo ahaa ardaydii ka aflaxday Jaamacadaas ayaa aad ugu mahadnaqay Maamulka Jaamacadda, ย dowladda iyo shacabka Suudaan intaba sida ay u garab istaageen da’yartii Soomaaliyeed ee waayay waxbarasho ay ku helaan gudaha dalkooda kadibna usoo huleelay in ay waxbarasho u soo raadsadeen walaalahood Suudaan.

Wasiirka Arrimaha gudahaย  ayaa sheegay in ay jireen arday badan oo dhibaato usoo marey in ay Suudaan soo gaaray si ay waxbarasho u helaan oo ay kasoo waayeen wadamo badan oo daris ah lkn ay suudaan ka heleen.

C/raxmaan Maxamed Xuseen oo ah Wasiirka arimaha gudaha ย ayaa sidoo kale aad ugu mahadnaqay Maamulka Jaamacadda Afrikaย  in ay ka soo qeyb galeen shirkii tacliinta sare oo ay qabatay Jaamacadda Umadda kaa soo ka dhacay magaalada muqdisho bilowgii bishan.

Dhankiisa Gudoomiyaha Jaamacadda Caalamiga ah ee Afrika Prof: Kamaal Cubayd ayaa isagana u mahad celiyay booqashada uu wasiirka soo booqday Jaamacadda Afrika isagoo sheegay in tacliinta Soomaaliya ay aad u wanaagsan tahay xiligan.

Waxa uuna sheegay in Jaamacadda Afrika ay doonayso in xariir la yeelato Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed oo uu sheegay in ay dhawaan qorsheenayaan in ay kala saxiixdaan hishiisyo dhinacyo badan ah.

Wafdiga uu horkacayo Wasiir Odowaa ayaa lagu wadaa in kulamo la qaato madax dowladda Suudaan ka tirsan maalmaha soo socdo.

IMG_20160824_135151 IMG_20160824_135217 IMG_20160824_135226 IMG_20160824_135231 IMG_20160824_135243 IMG_20160824_135256

Previous Post

Raโ€™iisal Wasaaraha oo kulan la qaatay guddiga heer wasiir ee u xil saaran maareynta siyaasadda ku aadan tahriibka-Sawirro

Next Post

Meydka AUN Janaraal Samatar oo laga soo dejiyay Muqdisho

Next Post
Meydka AUN Janaraal Samatar oo laga soo dejiyay Muqdisho

Meydka AUN Janaraal Samatar oo laga soo dejiyay Muqdisho

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐

August 2, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo safar shaqo u joogo magaalada Laasacaanood ee xarunta Waqooyi...

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

August 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Laba-xidigle Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan u magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Magacaabistan...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ƒ๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง-๐ข๐ฌ-๐ฐ๐ž๐ฒ๐๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐…๐ฎ๐๐ฎ๐๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š (๐๐“๐…๐‚)

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Aqoon-is-weydaarsiga Istaraatiijiyadda iyo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la magacaabay

August 2, 2026
0

Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In