Tuesday, August 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo ka qeybgalay kulan dib u heshiisiin ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo ka qeybgalay kulan dib u heshiisiin ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo baarlamanka Galmudug oo ka qeybย galay Kulan dib u heshiisiin Beeleed ah oo ka Furmay Galkacyo.

Kulankan oo ahaa mid lagu heshiisiinayo beelo Soomaaliyeed oo muddoย ay ka dhax jirtay colaad sababtay khasaare nafeed iyo mid hantiyadeedย ayaa ka furmay magaalada Galkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ ๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐…๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ-๐—๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š

August 25, 2026
Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevensย 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevensย 

August 25, 2026

Furitaanka kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan golahaย wasiirada iyo baarlamaanka Galmudug xubno ka tirsanย  ย mas’uuliyiintaย maamulka gobalka Mudug iyo kan dagmada Galkacyoย  iyo waxgarad ka kala
socada dhinacyada ay colaadu ka dhax jirtay.

Kulanka oo loogu magacdaray heshiinta Galkacyo ayaa waxaa uguย horeeyn ka hadlay gudoomiye ku xigeenka arimaha maamulka iyo maaliyaddaย gobalka Mudug Axmed Maxamed Shire Qoodaar

“Maanta waxaan idinka codsanayaa in waxa loo fadhiyo aan meesha loogaย kicin oo la soo af jaro colaad iyo dhib danbe oo aan irada hotelkaanย aan lagala dagin” ayuu yiri

Sidoo kale waxaa kulankan furitaankiisa ka hadlay qaar ka midaย nabadoonadii labada dhinac kuwaasi oo sheegay in ay soo dhaweeynayaanย in laga heshiiyo wixii horay u dhacay iyagoona balan qaaday in ay meel
marin doonaan qodabada ka soo baxa shirkaan oo lagu wado inuu socdoย muddo dhowr maalmood ah

Ugu danbeyna waxaa madasha furitaan shirkaan dib uheshiisiineed kaย hadlay wasiirka wasaarada Dastuurka iyo dib uheshiisiinta Dowladย Gobaleedka Galmudug Mudane Maxamed Cismaan Socadaal.

“Ujeedada halkaan aan isugu nimidna waa islaax baynu naas dowlada Galmudugย  iyo ka waarad ahaana wasaarada dib uheshiinta hadafkeenuย wuxuu yahay heshiisiinta shacabkeena si ay nabad ugu noolaadaan ooย nabad markeey ku noolaadaana ay horumar u gudbaan shirkuna waa nooย furan yahay” ย sidaas waxaa yiri wasiirka wasaarada dastuurka iyo dibย u heshiinta Galmudug Maxamed Cismaan Socdaal.

1 (6) 1 (11) 1 (8) 1 (5) 1 (3)

Previous Post

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 26-8-2016

Next Post

Qarax ka dhacay saldhig booliis oo ku yaala magaalada Cizre ee Turkiga

Next Post
Qarax ka dhacay saldhig booliis oo ku yaala magaalada Cizre ee Turkiga

Qarax ka dhacay saldhig booliis oo ku yaala magaalada Cizre ee Turkiga

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ ๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐…๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ-๐—๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ ๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐…๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ-๐—๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š

August 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga...

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevensย 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevensย 

August 25, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026
0

Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In