Friday, September 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda oo kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magalada Jowhar

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda oo kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magalada Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka uu laqaatay wariirka ka luumeysiga iyo qeyraadka bada mudane Maxamed Cumar Ceymooy qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaalada jowhar. Ayaa ahaa mi uu uga xog waramaayay wasiirka wax yaabihii uu lakulmay iyo go`aanadii ka soo baxay kulamadii madasha shir weynaha qaran iyo maamul usameynta hiiraan iyo sh/dhexe halka ay mareeyso.

Wasiirka ka luuleysiga iyo qeyraadka badda mudane maxamed cumar ceymooy ayaa shacabka uu halkaasi kula kulmay u soo gudbiyay salaam uu uga sido madaxda dalka ugu sareeysa isagoona u faah faahiyay qodobadii kaso baxay kulamadii madasha shir weynaha qaran iyo halka ay mareeyso maamul usameynta hiiraan iyo sh/dhexe.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Halkan hoose ka dhageyso

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/08/Wasirka-Kaluumeysiga-z.mp3
Previous Post

Biyo la’aan daran oo laga soo sheegayo deegaanka Ceelhuur ee gobolka Mudug+Dhageyso

Next Post

Shir Madaxeedka 6-aad ee Iskaashiga Afrika iyo Japan oo goor dhow furmaya+Sawirro

Next Post
Shir Madaxeedka 6-aad ee Iskaashiga Afrika iyo Japan oo goor dhow furmaya+Sawirro

Shir Madaxeedka 6-aad ee Iskaashiga Afrika iyo Japan oo goor dhow furmaya+Sawirro

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In