Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deegaano ka tirsan gobolka Sh/Dhexe oo uu ku fatahay wabiga

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wabiga shabeele ayaa fatahaad ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha dhexe gaar ahaan deegaanka Bay-xaaw oo qiyaastii todobo KM dhanka bari ka xiga magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe, sida uu Radio Muqdisho u sheegay guddoomiye ku xigeenka gobolka Abukar Cali Xasan.

Guddoomiye ku xigeenka ayaa intaa ku daray in deegaanada ay fatahaada sameysay ay gaarayso ku dhowaan 20 km oo ahaa dhul beereed, iyadoo sidoo kale uu baabi’iyay dalagyadaii beeraha deegaanadaas isla markaana uu saameeyay tuulooyin aad u badan.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026

Abukar Cali Xasan, ayaa sidoo kale sheegay in maamulka gobolka iyo shacabka oo iskaashanaya ay wadaan dadaalo loogu hortagayo fatahaada wabiga uu sameeyay, isagoo codsaday in gurmad lala soo gaaray dadka uu saameeyay.

Goobaha uu fatahaada ka sameeyay wabiga Shabeele ayaa shalay waxaa kormeerey wefdi uu hogaaminayo wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda, guddoomiyaha gobolka Shabeelaha dhexe iyo xubno kale.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 29-8-2016

Next Post

Rag lala xiriiriyey Al-shabaab oo lagu qabtay degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir

Next Post
Rag lala xiriiriyey Al-shabaab oo lagu qabtay degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir

Rag lala xiriiriyey Al-shabaab oo lagu qabtay degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026
0

Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In