Wednesday, September 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Yemen

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Yemen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu yeraan 45 ruux ayaa geeriyootay kadib markii qarax gaari loo adeegsaday uu ka dhacay xero ciidan oo ku taala magaalada Cadan ee dalka Yemen, sida ay sheegeen ilo dhanka amniga ah.

Mid kamid ah saraakiisha amniga ee dalka Yemen ayaa wakaalada wararka ee AFP u sheegay in gaar laga soo buuxiyay walxaha qarxa lala beegsaday xero lagu tababaro ciidanka dalka Yemen subaxnimadii hore ee Isniintan maanta ah.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

September 15, 2026
Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

September 15, 2026

Dadka waxyeelada soo gaartay ayaa waxaa la dhigay isbitaal ay maamusho hey’adda  dhakhaatiirta aan sohdinta la heyd ee MSF kaas oo ku yaala magaalada koofurta dalkaasi ee Cadan, sidaa waxaa sheegay  wakaalada Reuters oo soo xiganaysa ilaha caafimaadka.

Ku dhowaad 60 ruux ayaa ku dhaawacmay qaraxa, iyadoo saraakiisha amniga ee dalka Yemen ay ku howlan yihiin sidii gurmad loogu fidin lahaa dadka waxyeelada soo gaartay.

Magaalada dekadda leh dalka Yemen ee Cadan ayaa fadhiisan KMG ah ku ah dowlada caalamku aqoonsan yahay ee uu hogaamiyo Cabdi Rabi Mansuur Haadi, kadib markii magaalada caasimadda dalkaas ay qabsadeen falaagada Xuuthiyiinta ah horaantii sanadka 2015.

In ka badan 6,600 oo ruux, oo intooda badan ay rayid ahaayeen ayaa ku dhintay dalka Yemen tan iyo bishii Maarso ee sanadkii 2015 kol kaas oo ay bilwodeen dagaalada u dhexeeyay dowladda Yemen iyo falaada Xuuthiyiinta, iyadoo 80 boqolkiiba tirada dadka Yemen ay u baahan yihiin gargaar bani’aadanimo sida ay qaramada midoobay aaminsan tahay.

Previous Post

Afrika iyo Japan oo iska kaashanaya la dagaalanka argagaxisada

Next Post

Wasiiro Kanada ka tirsan oo la kulmay Soomaalida dalkaas ku nool-Saiwrro

Next Post
Wasiiro Kanada ka tirsan oo la kulmay Soomaalida dalkaas ku nool-Saiwrro

Wasiiro Kanada ka tirsan oo la kulmay Soomaalida dalkaas ku nool-Saiwrro

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

September 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

September 15, 2026
0

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐮 𝐁𝐚𝐥𝐥𝐚𝐧𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐊𝐚𝐚𝐥𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐞 𝐊𝐚 𝐆𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧 𝐐𝐮𝐫’𝐚𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢 𝐚𝐡

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐮 𝐁𝐚𝐥𝐥𝐚𝐧𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐊𝐚𝐚𝐥𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐞 𝐊𝐚 𝐆𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧 𝐐𝐮𝐫’𝐚𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢 𝐚𝐡

September 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...

Kormeerka Adeegyada Caafimaadka iyo Biyaha ee Wisil

Kormeerka Adeegyada Caafimaadka iyo Biyaha ee Wisil

September 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In