Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Xiligga danbe habeenkii Cashada la cuno oo la ogaaday in ay keento Caafimaad Daro, iyo Wadne Xanuun “Cilmi Baaris “

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Ciyaaraha
0
Xiligga danbe habeenkii Cashada la cuno oo la ogaaday in ay keento Caafimaad Daro, iyo Wadne Xanuun “Cilmi Baaris “
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cimibaaris cusub oo laga sameeyay dhibaatada caafimaad ee habka cuntada ayaa cadeysay in dadka casheeya (hal saac) oo habeenimo ka bid ay soo wajihi karto khatar caafimaad oo ay mid tahay xanunka wadana istaaga.

cilmibaarayaasha ayaa Daraasadan oo ah midii ugu horeysay ee nooceeda ah kusoo badhigay xiirka ka dhexeeya cashada habeekii iyo xanuunada wadanaha, iyadoo daraasadan ay ka qeyb qaateen in ka badan (todobo boqol) oo qof oo da,doodu u dhexeyso 18-65 sano kuwaas oo ka cabanayay xanuunka dhiig karka.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

cilmibaarayaashu waxay sidoo kale daraaseyeen noocayada cuntada iyo heerka cusbada ama milixda iyo saameynta caafimaad ee ay arintaasi leedahay.

natiijada laga gaaray cilmibaaristan ayaa muujisay in cuntada lacuno habeenkii goordanbe ay saameyso heerka cadaadiska dhiiga ee xiliga habeenkii.

wadnaha
khubarada caafimaad ee darasadani sameysay ayaa sidoo kale o gaaday in dadka habeenii waqtidanbe casheeya in tooda badan ay ka cowdaan dhiiga oo kaca iyagoo khatar ugu jiraa xanuunada sababa wadnaha oo istaaga.

ugu danbeytii cilmibaareyaasha ayaa xaqiijiyay in jirka in jirka Bani -aadamku uu habeenkii nasto laakiin, marka qof kuu waqti danbe habeenki casheeyo ay meesha ka bexeyso waqtigii jirka uu nasanlahaa, taas oo keenta in jirku galo diyargarow la mid kan malinta markaasina waxaa dheceysa in jirku anuu marnaba nasan maadaama uu malintii oo dhana shaqeynaayo, arintaasina ay keento khatar caafimaad, iyagoo ku taliyay in habenkii xili hore la qaato cunto fudud.

Previous Post

Madaxweynaha maamulka Puntland oo dhagaxdhigay dhismaha Isbitaalka guud ee Gaalkacyo+Sawirro

Next Post

Ra`iisulwasaare Cumar oo ku Dhawaaqay Murashaxnimadiisa

Next Post
Ra’isul wasaaraha Xukuumadda oo cambaareeyay weerarka hotel ambbassidor

Ra`iisulwasaare Cumar oo ku Dhawaaqay Murashaxnimadiisa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In