Monday, June 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Turkiga wuxuu soo celinayaa cilaaqaadkii uu la lahaa Masar iyo Suuriya

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Turkiga wuxuu soo celinayaa cilaaqaadkii uu la lahaa Masar iyo Suuriya

Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2015-12-07 07:33:09Z | http://piczard.com | http://codecarvings.com

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Turkiga, oo horey u soo celiyay xiriirka Ruushka iyo Israel uu la lahaa ayaa hadda waxaa uu qorsheynaya in uu soo celiyo xiriirkii kala dhexeeyay dalalka Masar iyo Suuriya, sida uu dhowaan sheegay ra’iisul wasaaraha Turkiga.

“Ilaahay mahadii, waxaa soo celin doonaa xiriirkii aan la laheyd Masar iyo Suuriya” sidaa waxa sheegay ra’iisul wasaare Binali Yildirim.

Related posts

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

June 7, 2026

Ra’iisul wasaare Binali Yildirim ma sheegin waqtiga xiriirkaas la soo celinaayo, iyadoo dadka siyaasadda ka faalooda ay ku tilmaameen in Turkiga uu doonayo in uu wanaajiyo dhammaan cilaaqaadka uu la leeyahay wadamada Carabta.

Turkiga ayaa mudo dheer waxaa uu madaxweynaha dalka Suuriya Bishaar Al-Asad ugu baaqayay in uu xilka ka dego si dhibaatada wadankaas ka jirta loo xakameeyo, hase yeeshee mowqifka Turkiga ayaa isbedeley iyadoo arimo badan lagu micneeyay isbedelkaas, waxaana Turkiga uu ka walacsan yahay in Suuriya ay u kala go’do labo qeybood oo xuduuda Turkiga ay ka abuuranto maamul ay yeeshaan Kurdiyiinta.

Sidoo kale, xiriirka ka dhaxeyn jirey Turkiga iyo Masar ayaa istaagay markii madaxweynihii dalkaas ee Maxamed Mursi ay xukunka ka tuureen ciidanka wadankaas oo uu hogaaminayay C/fitax  Al Sissi, isla markaana xabiga lagu tuurey madaxweyihii sida dimoqraadiga ay u soo doorteen dadka Masaarida ah.

Turkiga ayaa dhowaan dib u soo celiyay xiriirkii uu la lahaa Israel oo muddo cilaaqaadkoodu aad u xumaa.

Previous Post

Xubno ka tirsan Al-qaacida oo lagu diley weerar ka dhacay Yemen

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo joojisay Duulimaadyadii Qaadka

Next Post
Haween Ka Tanaasulay Ka Ganacsiga Qaadka Oo Barnaamij Shaqo Abuur  Ah Loo Sameeyay

Dowladda Soomaaliya oo joojisay Duulimaadyadii Qaadka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya. HOOS KA AKHRISO

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin ku saabsan dhaawacyada iyo dhimashada ka dhalatay howlgallada lagula dagaallamayo hubka sharci-darrada...

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adaha Amniga Caasimadda waxay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka ku nool Degmada Cabdicasiis iyo xaafadda Marinaayo, ku wargelinayaan in...

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo culus ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo culus ka fuliyay Shabeellaha Hoose

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In