Sunday, February 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wufuud hor u dhac u ah madaxda shirka qeybgalaysa oo soo gaaray Muqdisho

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Wufuud hor u dhac u ah madaxda shirka qeybgalaysa oo soo gaaray Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirada dalalka Uganda, Djibouti iyo Kenya ayaa lagu soo waramayaa in ay soo gaareen magaalada Muqdisho goor dhoweyd kuwaas oo hor u dhac  u ah wefdiga madaxweyniyaasha wadamada urur goboleedka IGAD ee maanta ka furmi doona magaalada Muqdisho.

Wariyaha warbaahinta qaranka ee madaxtooyada Soomaaliya Feysal Muuse Maxamed oo hadda ku sugan garoonka duyuuradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa soo sheegaya in wasiiradaas ay ka soo degeen garoonka isla markaana loo gelbiyay madashada shirka.

Related posts

Agaasimaha Nabad Sugidda Soomaaliya oo ka qayb galay Shirka 7aad ee Madaxda Hay’adaha Sirdoonka Dalalka Carabta

Agaasimaha Nabad Sugidda Soomaaliya oo ka qayb galay Shirka 7aad ee Madaxda Hay’adaha Sirdoonka Dalalka Carabta

February 8, 2026
Madaxweynaha JFS oo booqasho rasmi ah ku tagay dalka Masar

Madaxweynaha JFS oo booqasho rasmi ah ku tagay dalka Masar

February 8, 2026
Previous Post

Madaxweynaha: Istiraatijiyada Qaran ee ka hortagga argagaxisada (CVE)

Next Post

Madaxweynaha: Shir  Madaxeedka IGAD waa fursad dahabi ah oo Soomaaliya soo marta

Next Post
Madaxweynaha”Doorashada dalka waxey dhaceysaa waqtigii loogu talo galay”

Madaxweynaha: Shir  Madaxeedka IGAD waa fursad dahabi ah oo Soomaaliya soo marta

Agaasimaha Nabad Sugidda Soomaaliya oo ka qayb galay Shirka 7aad ee Madaxda Hay’adaha Sirdoonka Dalalka Carabta

Agaasimaha Nabad Sugidda Soomaaliya oo ka qayb galay Shirka 7aad ee Madaxda Hay’adaha Sirdoonka Dalalka Carabta

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO(CIRAAQ):-Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qaybgalay fadhiga 7-aad ee Shirka Madaxda...

Madaxweynaha JFS oo booqasho rasmi ah ku tagay dalka Masar

Madaxweynaha JFS oo booqasho rasmi ah ku tagay dalka Masar

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO(MASAR):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa booqasho rasmi ah ugu bilaabatay magaalada Qaahira ee Caasimadda...

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(JABUUTI):-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Cali Cabdi Maxamed, ayaa si rasmi ah loogu doortay xilka Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka Kubadda...

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Prof. Salim Caliyow Ibrow, ayaa si faahfaahsan uga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In