Monday, May 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha: Istiraatijiyada Qaran ee ka hortagga argagaxisada (CVE)

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha: Istiraatijiyada Qaran ee ka hortagga argagaxisada (CVE)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

EIDCVE1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ka daah furey qorshaha istiraatiijiyada qaranka ee ka hor tagga argagaxisada rabshadaha wadata taas oo loo soo gaabiyo CVE isla markaana loogu magac daray TUBTA TOOSAN.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฆ๐ฎ๐ช๐ซ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐š๐๐a

May 10, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

DAAWO KHUBADDA MADAXWEYNAHA JFS

May 10, 2026

Munaasabadda lagu daah fureyay qorshan ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalay raโ€™iisul wasaaraha dalka ku xigeenkiisa, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, saraakiil ciidan oo uu kamid yahay taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya iyo masโ€™uuliyiin kale.

Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow, oo ah isku dubaridaha qorshahan ayaa munaasabadda ka sheegay in qorshahan uu soo socda 10 kii bilood ee la soo dhaafay isla markaana uu hadda meel wanaagsan marayo loona baahan yahay in laga wada shaqeeyo.

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya hadda leedahay qorshe qaran oo ah ka hortagga argagaxisada taas oo keeni doona in la yareeyo fekirka argagaxisada iyo saameyntiisa.

โ€œAnaga oo ah madaxda Soomaalida waxaan u xil saarnay qorshaha istiraatiijiyada ka hortagga argagaxisada Xildhibaan Mustaf Dhuxulow si uu ugala shaqeeyo heyโ€™adaha arimahan ay quseyso ayagoo sidoo kale la kaashanaya maamulada dalka ka jira iyo ururada bulshada rayidka ah,โ€ ayuu yiri madaxweynaha.

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sidoo kale, waxaa uu u mahadceliyay xildibaan Mustaf Dhuxulow iyo Engineer Yariisow oo barnaamijkan ka wada shaqeeyay, isagoo sidoo kale u mahad naqay midowga Yurub oo qorshahan sidoo kale gacan ka geystay.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale, waxaa uu sheegay in qorshahan uu wax badan ka tari doona adkeynta amniga qaranka.

โ€œSababta aan ugu baahannahay istiraatiijiyada qaran ayaa ah maadaama dhalinyaradeena ay inta dhibane u yihiin argagaxisada rabshadaha wadata. Argagaxisada rabshadaha wadata waxaa ay saameeyaan carruur aad u daโ€™yar sidaa darteed waa qorshe anaga leenahay,โ€ ayuu markaleย  yiri madaxweynaha.

Ugu dambeyntii madaxweynaha dalka ayaa ugu baaqay qaramada midoobay in qorshahan laga hergeliyo guud ahaan wadamada caalamka si looga hortago fekirka argagaxisada ee dhibaatada ku haya caalamka, isagoo sheegay in uu ku faraxsan yahay in Soomaaliya qorshahan ay fulisay kuna dhaqmayso.

Previous Post

Injineero militiri oo AMISOM tababar siinaya

Next Post

Wufuud hor u dhac u ah madaxda shirka qeybgalaysa oo soo gaaray Muqdisho

Next Post
Wufuud hor u dhac u ah madaxda shirka qeybgalaysa oo soo gaaray Muqdisho

Wufuud hor u dhac u ah madaxda shirka qeybgalaysa oo soo gaaray Muqdisho

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฆ๐ฎ๐ช๐ซ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐š๐๐a

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฆ๐ฎ๐ช๐ซ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐š๐๐a

May 10, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay munaasabadda xuska Maalinta Yurub (Europe Day)...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

DAAWO KHUBADDA MADAXWEYNAHA JFS

May 10, 2026
0

Hadal-jeedinta Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee xaaladda guud ee dalka, doorashooyinka qof iyo cod ee sida nabadda ah...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyay kulan laba geesood u dhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Safiirrada dalalka Midowga Yurub

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyay kulan laba geesood u dhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Safiirrada dalalka Midowga Yurub

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta shir guddoomiyay kulan laba geesood ah...

Xildhibaanno heer Federaal ah oo ka codeeyay doorashada Baydhaba

Xildhibaanno heer Federaal ah oo ka codeeyay doorashada Baydhaba

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, xildhibaanno, iyo shacabka ku nool magaalada Baraawe ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In