Sunday, January 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu xusayay maalinta nabadda adduunka oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu xusayay maalinta nabadda adduunka oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan lagu xusayay maalinta nabada caalamka oo loo asteyay 21 septaber. ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho.waxana ka qeybgalay masulayin ka tirsan dowlada somaaliya .uraradda dhalinyarada ka jira dalka iyo marti sharaf kale,

Inta ay socatay munaasabaddaΒ  waxaa heeso iyo ruwaado ka hadlaya qiimaha ay leeyahay nabada ku soo bandhigay kooxda barbaarta waarari

Related posts

Abaarta ka jirta dalka oo sababtay in xoolo badan ay ku la’daan

Abaarta ka jirta dalka oo sababtay in xoolo badan ay ku la’daan

January 18, 2026
Madaxda Wasaaradda Maaliyadda XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Maxamed Xaaji Leyloon

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Maxamed Xaaji Leyloon

January 18, 2026

Gudoomiyaha Urarka dhalinyarada gobolka Banaadir Β Maxamed Kaafi Makaraan, ayaa sheegay in dalka uu soo maray maraxalado kala duwan balse haatan uu ka soo agabanayo burburkii dagaallada

β€œMaanta wa maalin aad u wayn loogana hadlayo maalinta aduunka mudanna in laga hadlo dalkeena marka laga hadlayo waxaa uu soo maray xalado kala duwan sida aan ogsoonaahy in wadanka uu soo kabanayo” ayuu yiri

GudoomiyahaΒ  xidlhibaanada dhalinyarada baarlamaanka Soomaaliya Maxmaed Amiin Xasan Cabdulaahi.ayaa sheegay maalinta ay aduunka oo dhan ay qiimo uga fadhisyo isla markaana tilmaamay inΒ  nabadaΒ  ay tahayΒ  nolosha oo dhan.

Wasiir ku_xigeenka Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya MudaneΒ  Cusmaan Aadan Dhuuboow. ayaa tilmaamay in aduunka oo dhan maalintaΒ  ay ahmiyad wayn uga fadhiso isgoo dadka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka shaqeyn nabada ooΒ  qiimo wanaagsan u leh nolasha.

β€œAduunyadaΒ  sida ay u wada qaateen in maalinta ay tahay in la ilaaliyo xaquuqdaΒ  iyo laga shaqeeyo daganaanshada wadankaΒ  in si wadajir ah lagu noolaado, aniga waxaan tagay meeloΒ  kala duwan dalka,Β  waxaana ka muuqatay qiimaha ay leeyahay nabada marka aan u istaagoΒ  ilaalinta nabada”, ayuu yiri wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaradaha.

IMG_0580 IMG_0587 IMG_0593 IMG_0595 IMG_0600 IMG_0601 IMG_0602 IMG_0609 IMG_0611 IMG_0612 IMG_0613 IMG_0616 IMG_0618 IMG_0636 IMG_0638 IMG_0645 IMG_0662 IMG_0664 IMG_0665 IMG_0670 IMG_0673 IMG_0691 IMG_0692 IMG_0694 IMG_0699 IMG_0704 IMG_0708 IMG_0709 IMG_0715

Previous Post

Wasiir ku xigeenka Beeraha oo ka qeybgalay kulan looga hadlayay arrimaha doorashoyinka+Sawirro

Next Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Abaarta ka jirta dalka oo sababtay in xoolo badan ay ku la’daan

Abaarta ka jirta dalka oo sababtay in xoolo badan ay ku la’daan

January 18, 2026
0

Xaaladda abaarta ah ee dalkeena ka jirta ayaa galaafatay xoolihii ay bulshada dhaqaneysay, waxaana tusaale kuugu filan Neefka sawirka ka...

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Maxamed Xaaji Leyloon

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Maxamed Xaaji Leyloon

January 18, 2026
0

Dhammaan Masuuliyiinta iyo Howlwadeenada Wasaaradda Maaliyadda XFS waxa ay ka tacsiyadeynayaa geeridii ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 π‡πšπ£π’...

Ra’iisul Wasaare Xamsa kulan mira-dhal ah la Odoyaasha dhaqanka

Ra’iisul Wasaare Xamsa kulan mira-dhal ah la Odoyaasha dhaqanka

January 18, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay odayaasha ku sugan magaalada Laascaanood , oo ka mid...

Madaxda Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyadeeysay geerida Marxuum Danjire Cabdinuur Yuusuf

Ministry of Foreign Affairs Extends Condolences on the Passing of Ambassador Cabdinuur Dabaqe

January 18, 2026
0

The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia extends its deepest condolences on the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In