Wednesday, August 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo ka qeybgalay Kulan looga hadlayay xaqiijinta qoondada haweenka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Puntland ku bogaadiyay oggolaanshaha qaabka doorasho ee 2016-ka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlayay qoondada haweenku ku yeelan doonaan golayaasha qaranka.

Kulanka wacyigelinta ka qeyb-galkaย  haweenka doorashada 2016-ka iyo xaqiijinta Qoonadada haweenka ay ku yeelan doonaan goleyaasha Qaranka, waxaa kaloo ka qeyb-galay kulanka, wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, Danjireyaasha Qoondada haweenka u ololeeya, haween ka kalaย  yimid gobollada dalka, Wakiil AMISOM iyo haween murashaxiin u ah kuraasta labada aqal.

Related posts

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka, Batuulo Sheekh Axmed Gaballe ย oo ka mid ah dadka u ololeeynaya qoondada haweenka, , ayaa madaxweynaha uga mahadceliyey dadaalka uu ku bixiyey heerka ay soo gaareen, waxa ay sheegtay in ay sii wadi doonaan u dhabar adeeygidda howsha doorashooyinka kaย  dhacaya gobollada dalka ee goloyaasha Qaranka.

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, Sahra Maxamed Cali Samatar, ayaa sheegtay in haweenka looga fadhiyo in ay si rasmi ah u xaqiijiyaan Kursiga ay u tartamayaan, iyaguna ay isku kalsoonaadaan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda F. Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Haweenkii kulanka joogey u sheegay ย goโ€™aannadii ka soo baxay shirkii Madasha Qaran in lagu qeexay hababkaย  loo mari doono qoondada haweenkaย  iyo doorka doorashada sannadkaan.

Madaxweynaha J.F Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku ammaanay haweenka Soomaaliyeed dadaalka ay muujiyeen, waxa uu ugu baaqay in aysan ka tanaasulin xuquuqdooda, hasa yeeshee iyagoo qiimeynaya daruufaha dalkaย  uu ku sugan yahay ay wajahaan arrimahaasi.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda Federaalka ย ay ka goโ€™an tahay sidii dalka looga oogi lahaa doorashooyin loo simman yahay oo u dhaca si degnaansho leh, isla markaana uu rajeynayo in Haweenku ayย  u midoobaan sidii ay u sugi lahaayeen Kuraasta Barlamaanka ay ku yeelan doonaan.

Ugu dambeyn madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xan Sheekh Maxamuud, ayaa haweenka Soomaaliyeed kula dardaarmay isu tanaasul iyo in ay doorashooyinka uga qeyb-galaan si degaansho iyo dimoqoraadiyad leh.

 

Previous Post

Dhageyso warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiirka amniga iyo Taliyaha booliska oo shahaadooyin guddoonsiiyay saraakiil ciidan “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka amniga iyo Taliyaha booliska oo shahaadooyin guddoonsiiyay saraakiil ciidan “SAWIRRO”

Wasiirka amniga iyo Taliyaha booliska oo shahaadooyin guddoonsiiyay saraakiil ciidan "SAWIRRO"

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐Ÿ๐š๐œ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
0

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

August 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In