Dowladda faderaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay dayaca, Cadaalad Darada iyo Dhibaatooyinka ku haysta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku eedaysan burcad badeednimadda ee ku xiran Daafaha Aduunka.
Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada
Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...












