Thursday, September 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi heer Qaran ah oo u kuurgalaya shirka Jowhar ka socda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wafdi heer Qaran ah oo u kuurgalaya shirka Jowhar ka socda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigan ka socday Hay’adda culimada Soomaaliya, gudiga Dastuurka ee Barlamaanka, Guddiga Arrimaha gudaha ee Barlamaanka, Guddiga Xaduudaha Qaranka iyo guddiga dib u heshiisinta ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Jowhar si ay ugu   kuur galaan shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe.

Masuuliyiintan ayaa tagay holka shirka maamul u sameynta xili ergada shirka ay ku howlaneed ka doodista qabya qoraalka Dastuurka.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026

Guddoomiya Gobolka SH/dhexe Cali Cabdulaahi Xuseen Guudlaaawe ayaa ku soo dhaweeyay wafuudo u timid shirka Jowhar Gobolka SH/dhexe, isagoo tilmaamay  inay rajaynayaan guuleysiga shirka.

Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad, Sheekh Cismaan Ibraahim Axmed iyo Cabdulkhaaliq Cabdulaah oo ah xubin ka socday guddiga xaduudah iyo Federaalka ayaa bogaadiyay shirka ergada ay ku ansixinayaan dastuurka.

Gudoomiyaha Gudiga  dastuurka ee barlamaanka Soomaaliya  Xildhibaan Maryan Cariif iyo Guddoomiye kuxigeenku gudiga arrimaha ku gudha iyo amniga Barlamaanka XIldhibaan Daahir Amiin Jeesoow ayaa ka hadlay sida ay muhiimka u tahay is waafajinta qabya qoraalka dastuurka Hiiran iyo Sh/dhexe iyo kan Qaranka.

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaarada arrimaha iyo Federaalka Yaxye Cali Ibraahim gabagabdii sheegay in dowladda ay rajaynayso in shirku ku dhamaado jadwalka looga talagalay oo ah on 15 ka bishan la soo xero.

vlcsnap-2016-10-02-15h13m20s100 vlcsnap-2016-10-02-15h13m52s100 vlcsnap-2016-10-03-18h30m05s255 vlcsnap-2016-10-03-18h30m15s102 vlcsnap-2016-10-03-18h30m21s183 vlcsnap-2016-10-03-18h31m01s56 vlcsnap-2016-10-03-18h31m34s143 vlcsnap-2016-10-03-18h31m59s133 vlcsnap-2016-10-03-18h32m11s253 vlcsnap-2016-10-03-18h32m34s226 Sawir Qaade:- Cabdishakuur Cali Axmed

Previous Post

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 4-10-2016

Next Post

Odayaasha dhaqanka Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo isku raacay in doorashooyinka labada gole lagu qabto Muqdisho+Sawirro

Next Post
Odayaasha dhaqanka Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo isku raacay in doorashooyinka labada gole lagu qabto Muqdisho+Sawirro

Odayaasha dhaqanka Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo isku raacay in doorashooyinka labada gole lagu qabto Muqdisho+Sawirro

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

September 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

September 16, 2026
0

Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In