Xeer Ilaalinta Maxamada Sare ee Puntland ayaa loo Soo Gudbiyay Dacwad loo Haystay 45 Maleeshiyaad ah oo lagu Soo Qabtay dagaaladii ka Dhacay Suuj iyo Garmaal kuwaa horay ay Xukuno Ugu Riday Maxkamada Ciidamada Qalbka sida ee Puntiland ka Dib Racfaan ay ka Qaateen Todobaadyada Na Soo Aadan ayaana Lagu Wadaa in horkeeno Maxkamada Sare kiiskooda.
Tirada guud Maleeshiyaadkii lagu Qabtay Hawlgalkii ay ka Sameeyeen Ciidamada Ee Dagaaladakii Ka Dhacay Deegaanada Suuj iyo Garmaal ayaa ah 97 Qofood kuwaasi oo Qayb Ka ah Tira Maleeshiyaad ah oo Weerar Ku Soo Qaaday deeganada Puntland .
Puntlad ayaa caafis u fidisay qaar ka mid ah maleeshiyaadka la Soo Qabtay Ku waasi oo Maxkamada ay usababaysay in Da’adoodu ay Ka yartahay 15 Sano Sharciga Caalamiga iyo Kan Xuquul Insaankana uusan ogolaanayn in la Xukumo.