Saturday, September 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Akhriso magacyada: xildhibaannada baarlamanka maamulka Hirshabeelle

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Xildhibaannada maamulka Hir-Shabeelle oo la dhaariyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa liiska magacyada xildhibaannada baarlamanka maamulka Hirshabeelle oo haatan dhismihiisu ka socdo magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe.

Xildhibaannadan oo ay soo xuleen odayaasha dhaqanke ee beelaha dega goboladaasi ayaa shalay lagu dhaariyay magaalada Jowhar, kuwaasoo shirkoodi ugu horeeyay ayeey maanta ku leh magaaladaasi Jowhar.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Ruushku kasoo qayb galay

Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Ruushku kasoo qayb galay

September 26, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

September 26, 2026

1-Cabdkarin Maxamed Diiriye.
2-Axmed Cabdi Faarax.
3-Daahir Muqtaar Cabdulle
4-Cabdshakur cali cumar
5-Axmed cabdi cali
6-Cali xaaji cabdulle Isgoow
7-Maxamuud Xuseen Maxamed
8-Bashiir xaaji bedel maxamed
9-Cabdraxmaan cabdi Idle kheyre
10-Cabdullahi Cabdi Afrax
11-Ibraahim Muuse Mahad
12-Duwane Faarax Cali
13-Cabdraxmaan maxamed Guure
14-Maxamed Yuusuf Colow
15-Cabdfatax Cabdqaadir Caddow
16-C/qani Cabdullaahi Hilowle
17-Xasan Maxamed Ibraahim
18-Khaliif Muumin Tooxow
19-Maxamed Colaad Cabdi.
20-Ismaacil Cabdi Qaasim
21-Sacdiyo Cabdulahi Maxamed
22-Faarax Maxamed Cismaan Xasan
23-Cabdsalaan Gacal Caddow
24-C/qaadir Abuukar Maxamed
25-Maxamed Ibraahim Cali Cabdulle
26-Cali Shiikh Maxamed Axmed.
27-Cabdi Xuseen Geedi Cumar
28-Cismaan Cabdulaahi Dhoore
29-Maxamed Cabdalla Cali
30-Cabdullaahi Maxamed Caddow Dhicisow
31-Ismaaciil Muumin Hilowle,
32-Ibraahim Maxamed Dadow Cali
33-Geelle Isaaq Warsame.
34-Cartan Muxumad Nuur.
35-Sharm’arke Xasan Axmed.
36-Maxamed Cabdi Cali.
37-Cali Xuseen Maxamed.
38-Maxamed Cabdkarin Maxamed
39-Cismaan Barre Muxumad
40-C/rashid Cabdxakin Warsame.
41-Cabdiweli Shiikh Cali.
42-Mahad Xasan Cismaan.
43-Nuur Xaashi Warsame.
44-Maxamed Xuseen Yuusuf.
45-Abuukar Ibraahin Rashiid.
46-Maxamed Axmed Faarax.
47-Cali CIsmaan Ibraahim
48-Maxamed Ibraahin Xuseen.
49-Cabdi Diiriye Farey.
50-Cumar Maxamed Cumar.
51-Cabdullahi Cosoble Barre.
52-Maxamed Digaale Cabdullaahi.
53-C/dir Faarax Axmed.
54-Cabdkarin Cali Nuur.
55-Iidle Siyaad Shiikh Khalif
56-Axmed Bariise Xeydar.
57-Aadan Macalin Cali Cumar.
59-Maxamuud Shiikh Cali Salaad.
60-Maxamuud Siyaad Barqadle.
61-Cabdqaadir Cismaan Cabdsalaan
62-Abuukar Xasan Abuukar.
63-Maxamed Cabdulle Maxamuud.
64-Yuusuf Axmed Yalaxow.
65-Maxamed Shiikh Axmed Cabdi.
66-Abuukar Xasan Cali.
67-Duniyo Daahir Dhicisow.
68-Shiikh Axmed Cumar Libi.
69-Kariim Ibraahim Axmed
70-Xasan Maxamed Axmed

F G. Waxaa jira xildhibaano yar oo ka mid ah kuwii shalay la dhaariyey oo anan weli magacyadooda  helin iyo qaar aan weli la dhaarin, Insha’allaah dib ayaana magacyadooda idinkaga soo sheegi doonaa

 

Previous Post

Puntland oo sheegtay inay xukumi doonto maleeshiyaadkii ka tirsan kooxda ………

Next Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Ruushku kasoo qayb galay

Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Ruushku kasoo qayb galay

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xalay ka qaybgalay kulan soo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Ahna ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa garoonka kubadda...

Soomaaliya oo ka qaybgashay Madasha Caalamiga ah ee Dhaqamada Midoobay

Soomaaliya oo ka qaybgashay Madasha Caalamiga ah ee Dhaqamada Midoobay

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay maalinta labaad...

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In