Tuesday, August 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaar ka mid ah Beeraleyda Gobolka Shabeelaha Hoose oo tababar loo soo xiray “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Qaar ka mid ah Beeraleyda Gobolka Shabeelaha Hoose oo tababar loo soo xiray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururka Qaranka iskaashatooyinka Beeraha ayaa siminaar lagu baranayo horumarinta wax soo saarka  dalagyada beeraha habka beerashada iyo keydinta dalagyada oo soconayay muddo  saddex maalin ah ugu soo xiray Muqdisho 60 qof oo ka mid ah  beeraleyda  gobolka Shabeelaha Hoose

Munaasabad lagu soo xirayay siminaarka ayaa waxaa  ka soo qeyb galay  mas’uuliyiinta ururka Qaranka iskaashatooyinka Beeraha, qaar ka  mid ah  beeraleyda  gobolka Shabeelaha Hoose, agaasimaha guud ee wasaarada Beeraha  ee Xukuumadda Soomaaliya iyo marti sharaf kale

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026

Mursal Muqtaar Xaaji Caliyow  iyo Yusuf Axmed Cabdulle oo ka mid ah  beeraleyda ka faa iideysatay  muddadii uu socday siminarka ayaa sheegay inay wax badan ka faa’iideysteen, isla markaana ay diyaar u yihiin inay ku shaqeeyaan waxyaabaha ay kororsadeen.

Guddoomiyaha  iskaashatada  Qaranka  Beeraha  Muuse  Xaashi  Baraale  ayaa ka hadlay  qiimaha uu u leeyahay  siminaarkan beeraleyda  Gobolka  Shabeelaha Hoose, isagoo  kula  dardaarmay dadka  ka  faa’iideystay in ay  ugu faa’iideeyaan  waxa  ay ka  barteen  bulshada  Soomaaliyeed.

Agaasimaha guud ee wasaaradda Beeraha ee Xukuumadda Soomaaliya  Maxamuud Maxamed Maxamuud oo soo xiray siminaarka ayaa tilmaamay in  Wasaaradda  Beeraha  ay qeyb weyn ka qaadaneyso  horumarinta  beeraleyda Soomaaliyeed.

“Ka  Wasaarad ahaan waxaan  garab taaganahay  in aan horumarino Beeraleyda  Soomaaliyeed , beeruhu  waa  horumarka  dal  kasta,  beeraleyda waxaan kula talinayaa in ay  horumariyaan  wax soo saarka  beerahooda  si loo gaaro horumar”ayuu yiri Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha.

Mudooyinka ayaa Ururka  Qaranka  Iskaashatooyinka Beeraha oo kaashaneya Wasaaradda Beeraha  waxa ay wadeen dadaallo  lagu horumarinayo wax soo saarka  beeraha.

DSCN6685 DSCN6687 DSCN6688 DSCN6692 DSCN6694 DSCN6696 DSCN6698 DSCN6700 DSCN6701 DSCN6702 DSCN6705 DSCN6709 DSCN6710 DSCN6711

Previous Post

Maleeshiyada Al-Shabaab oo Nabadoono caan ah ku dilay deegaanka Ceel Cali “Dhageyso”

Next Post

Dib u dhac ku yimid Jadwalka Doorashooyinka Maamulka Hirshabeelle

Next Post
Dib u dhac ku yimid Jadwalka Doorashooyinka Maamulka Hirshabeelle

Dib u dhac ku yimid Jadwalka Doorashooyinka Maamulka Hirshabeelle

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

August 24, 2026
0

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

August 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In